Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku shahiiday weerarkii ka dhacay Degmada C.casiis

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ku-simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku shahiiday weerarkii ka dhacay Degmada C.casiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku Simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ahna Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ka Tacsiyeeyay dadka ku Shahiiday Weerarka Bahalnimada ah ee khawaarijtu ku qaaday Dhalinyarada mujaahidiinta ee naftooda u huray Dadka iyo Dalka, kuwaa oo deganaa Guri Ku yaala Degmada C.casiis, isagoo rabi uga baryay naxariista jano in uu ka waraabiyo.

“Eebe naxariista jano haka waraabiyo Geesiyaasha ku Geeeiyooday Weerarkaasi naf la caarinimada ah, ee ka dhacay Degmada C.casiis, waxaan u tacsiyeynayaa Ehelada dadkii wax ku noqday weerarkaasi, waxaa ilaah mahadiis inta badan Dhallinyaradaasi qeybta ka ahaa kuwa horseeday in Khawaarijta awoodooda la wiiqo ee macawiisley, in la soo Badbaadiyay oo ay bad qabaan, Nama niyad jabineyso weerarada noocaan oo kale ah oo fulaynimada ah” ayuu yiri Guddoomiye Shacbaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026

Guriga la beegsaday ayaa ku dhegan Hoyga uu Deganyahay Guddoomiye Shacbaan waxaana Kooxda Weerarkaasi soo qaaday ay isku dayeen in ay u soo talaabaan Guriga Guddoomiyaha inkastoo Ciidamada la jooga oo feejignaan dheeri ah ay ka muuqato ay ka hortageen isku daygaas dhicisoobay, iyadoo ay bad qabaan Ilaalada Guddoomiyaha.

Previous Post

In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Gobalka Mudug

Next Post

Wasiirka Amniga Galmudug oo bogaadiyay guulaha ay CXDS ka soo hooyeen Koonfurta Gobolka Mudug

Next Post

Wasiirka Amniga Galmudug oo bogaadiyay guulaha ay CXDS ka soo hooyeen Koonfurta Gobolka Mudug

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

Cali Cabdulaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed

Cali Cabdulaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed

April 4, 2026
0

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In