Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku simaha Ra’iisul wasaaraha dalka oo kulan la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ku simaha Ra’iisul wasaaraha dalka oo kulan la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna ku simaha Ra’iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa Maanta waxaa uu kulan la qaatay Safiirka Dowladda China u fadhiya Dalka Soomaaliya Warsame Geel Jire oo ay ka wada hadleen Arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Xiriirka ka dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda China .

Waxyaabaha ay isla soo qaadeen Labada Mas’uul ayaa ka waxaa ka mid ah Ka qayb qaadashada dib u dhiska dalka, gaar ahaan dayactir lagu samaynayo Xarumihii China ay horey uga dhistay dalka oo uu ka mid yahay Tiyaartarka Qaranka In dowlada Soomaaliya diyaariso baahiyaheeda, si gudi Dowladda China u soo diraysyo dhawaan ay qiimayn ugu sameeyaan baahiyahaas iyo sidoo kale Xarumaha Muhiimka ah Ee Dowladda oo hadda bur bursan China ay dib u dhis ku sameyso.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa uga Mahad celiyay Safiirka Shiina Ee Soomaaliya Dadaalka ay Dowladda China ku garab taagan tahay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed isagoo ku bogaadiyay in ay sii wado dadaalkaasi bulshada Soomaaliyeedna ay u ogtahay kuna amaaneyso.

Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya dalka Soomaaliya Warsame Geel Jire oo isna hadlay ayaa waxaa uu ku simaha Ra’iisul wasaaraha uga mahad naqanay kulanka iyo soo dhaweynta uu u sameeyay waxaana uu balan qaaday in dowladda Shinuhu kordhineyso dadaalada ay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ku garab taagan tahay.

Previous Post

Ku simaha Madaxweynaha dalka oo hambalyo u direy Ciidanka Cirka Munaasabadooda awgeed

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In