Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan ciyaareed lagu maamusayey maalinta qaxootiga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Kulan ciyaareed lagu maamusayey maalinta qaxootiga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ciyaareedkan oo loo qabtay kooxo ku kala ciyaarayay magaca barakacayaasha iyo magaca dadka deegaanka ah ayna soo agaasintey Xarunta Waxbarashada, nabada iyo hormarka ee Galkacyo qeeybteeda galmudug “GECPD” oo kaah-shaneysa hey’adda qaxootiga caalamka ee UNHCR ayaa lagu maamuusayay maalinta qaxootiga caalamka.

Kulan ciyaareedkan oo ay usoo daawasho tageen qaybaha kala duwan ee bulshada Dhuusamareeb ayaa lagu gudoonsiiyay abaal-marino kooxaha wada ciyaaray, iyadoo madasha looga hadley duruufaha ku xeeran dadka ku barakacey Galmudug iyo sida ugu mudan ee looga caawin karo dhibaatada ku hor-gudban.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Safiyo Siigaale oo ah u qaabilsanaha Galmudug ee hey’adda GECPD ayaa ka warantey doorkooda wax ka qabashada xaaladaha Barakacayaasha iyo xuska maalinta Barakacayaasha Caalamka.

Maxamed Axmed Xasan (Fanax) oo ka socda hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Galmudug iyo Mas’uuliyiin ka socotay bulshada ayaa iyana ku biiriyay hambalyada maalinta qaxootiga Caalamka.

Mohamed Osman Ali  agaasimaha waaxda barakacayaaasha, qaxootiga iyo xalalka waaara ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa ugu dambeyn u mahadceliyay dhinacyada soo agaasimey xuska maamuuskan loo sameeyay maalinta qaxootiga caalamka.

Previous Post

Kabtanka Xulka Qaranka “Oman nagama badin ee Xiriirka Kubdda Cagta Soomaaliya ayaa naga badiyay”

Next Post

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In