Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan daryeelka naafada looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadka naafada ah ee Gaalkacyo ku nool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda howlaha guud, guriyeynta iyo dib u dhiska dalka ayaa maanta ka qeybgalay kulan looga hadlaayay sidii dadka naafada ah loogu sameyn lahaa meelo ay galaan dhismiyaasha ayagoo wata baaskiilada looga talagalay dadkaasi.

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay urur ay leeyihiin dadka naafada ah ayaa waxaa sidoo kale ka qeygalay Engineero iyo qaar kamid xubnaha ururkaasi.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Maxamed Cali Faarax oo kamid ah mas’uuliyiinta hey’ad u dooda dadka naafada ah isla markaana isaga qudhiisa naafo ah ayaa sheegay in dhismiyaasha qaar loo sameeyay meelaha ay ka gali karaan dadka naafada ah, isagoo dadka howshaasi sameeyay ugu mahaceliyay talaabada ay qaadeen.

Guddoomiyaha hey’adda SOSHANSA C/laahi Maxamed Shirwac oo kamid ahaa dadkii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed looga baahan yahay in lagu wacyigeliyo sidii arintan ugu baraarugi lahaayeen.

Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Soomaaliya Eng. Saalax Sheekh Cismaan ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay tixgeliyaan baahiyaha ay qabaan dadka naafada ah.

Arintan ayaa ka dambeysay markii dhowaan magaalada Muqdisho lagaga dhawaaqay olole dadka Soomaaliyeed loogu sheegaayo in goobaha ganacsiga loo sameeyo meelo dadka naafada ah ay ka geli karaan ayagoo aan u baahneyn in qof kale uu caawiyo.

Previous Post

Taliyaha Boliiska oo maanta  gaaray Baydhabao

Next Post

Kulan ku saabsan dib u habeynta Sharciga maalgashiga dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Kulan ku saabsan dib u habeynta Sharciga maalgashiga dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan ku saabsan dib u habeynta Sharciga maalgashiga dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In