Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay kaalinta haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hoggaanka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay kaalinta haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hoggaanka dalka oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo looga hadlayay arimo ay ka mid yihiin horumarinta haweenka sida dowrka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hogaanka dalka iyo xuquuqda aadanaha ayaa lagu soo geba gebeyeey magaalada Muqdisho,  kaasi oo ay ka qeyb galeen ururada bulshada rayidka oo ka dhisan magaalada muqdisho.

Muddadii todobaadka ahayd oo kulankan uu socday ayaa waxaa si weyn loogu falanqeyeey sidii loo horumarin lahaa kaalinta haweenka ay ku leeyihiin horumarka dalka islamrkaana ay soo qaban qaabisay hay’adda horumarinta haweenka ee IIDA.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Geba gebada kulanka ayaa laga soo saaray qodobbo muhiim ah ayadoo ay hadallo ka jeediyee qar ka mid ah wakiilladii ka kala socday ururada bulshada qeybohoodi kaladuwan Sida, Cali Gacal Abkow, Istar Ismaaciil iyo Xaliimo Jaamac Afrax  .

Haweenka Soomaaliyeed ayaa la aaminsanyahay in dowr muhiim ah ay ku leeyihiin horumarka bulshada ayadoo sanadihii ugu dambeyay ay jireen barnaamijyo kor loogu qaadayo wacyiga haweenka si ay u muujiyaan kaalintooda.

DSCF1001 DSCF1002 DSCF1003 DSCF1004 DSCF1008 DSCF1009 DSCF1010 DSCF1011 DSCF1013 DSCF1014 DSCF1015 DSCF1019

Sawir qaade farxaan Suleeymaan Daahir 

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka looga hadlayo hiigsiga sanadka 2016-ka oo maanta la soo gebagebeeynayo

Next Post
DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan oo si rasimi ah u furay shirka arrimaha Soomaaliya

Shirka looga hadlayo hiigsiga sanadka 2016-ka oo maanta la soo gebagebeeynayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In