Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadaaleyay Amniga iyo sidii la isugu furi lahaa wadooyinka oo lagu Qabtay Gobalka Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadaaleyay Amniga iyo sidii la isugu furi lahaa wadooyinka oo lagu Qabtay Gobalka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle, maamulka degmada Buule Burde  ee gobalka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada,‘kuwa AMISOM  iyo odayaasha Dhaqanka ayaa yeshay kulan xasaasi ah oo loga hadlayay dhinaca Aminga

kulankaasi oo  mid diidarada lagu saaray sidi la isugu furi lahaa wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab,waxaa ka hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo xubno kale,kuwaas oo shegay in degmada Buulo burde ay kamid tahay degmoyinka ugu amniga wanagsan gobalka Hiiraan islamarkana ay Furi donaan wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Taliyaha Ururka 41-aad Guutada 5aad  Qeybta 27aad Dhama cabdulqaadir cali Nuur  ayaa dhankisa shegay in AL-shabaab laga saari doono Degaannada Hoos yimaada Degmada Buule Burde ee gobalka hiraan si go’doonka  looga qaado waxa una madaxda Dowladda ugu baaqay in la qalabeeyo Kooxda Macawiisleyda oo dagaalka kula jira AL-shabaab

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Dhaawacyadii Isbitaalka Erdoğan ee Magaalada Muqdisho.

Next Post

Wasiirka Dastuurka oo kulamo la Qaatay Wafdi ka socda UNDP.

Next Post
Wasiirka Dastuurka oo kulamo la Qaatay Wafdi ka socda UNDP.

Wasiirka Dastuurka oo kulamo la Qaatay Wafdi ka socda UNDP.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In