Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka taagan dalka soomaaliya ayaa lagu qabtay Khartoum

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka taagan dalka soomaaliya ayaa lagu qabtay Khartoum
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo aay soo qaban qaabisay jumciyadda horumarinta Ardayda soomaaliyeed ayaa waxaa loogu hadlayay sida wax loogu qaban kara abaaraha ka taagan dalkeena soomaaliya. iyadoo ay ka soo qeyb galeen kulankaani aqoonyhano, salaadiin, jaaliyada iyo qaar kamida ah ardayda  wax ka barata jamacadaha dalka sudaan .

Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay gudoomiyaha jaaliyada soomaaliyeed ee dalka sudaan cabdi wali xasan xuseen waxaa uu ku booriyey shacabka Soomaaliyeed guud ahaan meel kasta oo ay joogaan oo ay ugu horeeyaan ganacsatada,qurba joogta iyo bulshada rayidka in dhexda loo xirto sidii dadkeenna loogu gurman lahaa.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Sido kale waxaa ka hadlay kulanka suldaan kamaala iyo suldaan cali oo ka mid ah salaadiinta soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka sudaan waxey sheegen in loo baahanyahay Alle Barri badan iyo in salaado la tukado, iyagoone baaq u diray cid walba oo wax heysta inay samata bixiyaan walaalahood.

Kulankaan Uu shir gudominaayay Gudoomiyaha jumciyadda horumarinta Ardayda soomaaliyeed Eng Cabdisamad Cabdiraxman ”Maleysiya” Ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed ka koobnaa ilaa iyo lix qodob waxaane ka mid ahaa war murtiyeedkaasi.

  1. In la sameeyo guddiyo  isku dhaf ah  oo matalaya qeybah kala duwan ee bulshada si loo caawiyo dadka abaraha saameysay ayadoo lala kaashanayo guddiyada jira ee heerka qaran iyo hay’adaha caalimiga.
  2. In la sameeyo sanduuq badbaada qaran lagana hirgaliyo dhamaan gobalada dalka  si  looga hortago abaraha iyo musiibooyinka kale ee dabiiciga ah ee soo wajaha bulshada looguna kaaftooma gacanta shisheeye.
  3. in xil gooni iska saaraan hey’adaha dowliga  ee kushaqada leh hormarinnta  deegaanka iyo reer miyiga si loo helo keyd biyeedyo , daaqsi xereeno taasi  oo gashaan u noqon karta ka hortago abaahara.
  4. In lagu dhiiri galiyo ganacsata iyo shirkadaha caalamiga maalgalinta beerashada iyo xanaaneyta xoolaha si loo kordhiya wax so saarka dalka.
  5. In la joojiyo jaridda iyo xaalufinta dhirta, si loo dhowro Deeganka iyo wax soo saarkisa.
  6. In lasameeyo xaruma qaas u ah cilmi baarista musiibooyinka dabiiciga ah iyo isbadalada cimilada sidoo kalana kashaqeyo wacyi galinta bulshada.

gobolada dalkeena soomaaliya ayaa waxaa ka jira abaaro badan kuwaas oo saameeyay dadka iyo duunyada waxaana ku xoola beelay dadyow fara badan.

Yuusuf  Maxamed Macalin (Yuusuf Kashmiir)

IMG_20170127_210425 (1) IMG_20170127_210425 (2) IMG_20170127_210425 (3) IMG_20170127_210425 IMG_20170127_210432 (1) IMG_20170127_210432 IMG_20170127_212007 (1) IMG_20170127_212007 IMG_20170127_214122 IMG_20170127_214200 IMG_20170127_214233 IMG_20170127_214243 IMG_20170127_220833

Previous Post

Dalka Britain oo ballan qaaday taageero dheeraad ah si wax looga qabto baahiyaha bani’aadamnimo oo ay sababeen abaaraha ee Soomaaliya

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In