Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlaayo amniga Puntland oo lagu qabtay Nugaal.

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlaayo amniga Puntland oo lagu qabtay Nugaal.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyin kala duwan waxaana kamid ahaa Wasiirka Caddalada Puntland,Wasiir ku-xigeenka amniga,Taliye ku-xigeenka Booliska Puntland,Guddomiyaha Gobolka Nugaal,Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal,Gudoomiyaha Degmada Garoowe, Nabadoonada kala duwan,Haweenka,Ganacsatoda iyo marti sharaf kale oo lagu Casuumay ka qeyb galka shirkaani muhiim ka ah.

Shirkaan ayaa  looga hadlay sidii looga hortagi lahaa dadka amni darada ka wada Caasimada Puntland ee Garoowe iyo sidii looga hortagi lahaa jarista iyo gubidda dhirta.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah bahda Dhaqanka Puntland ayaa sicad u sheegay in mas’uuliyada amniga Caasimada ka saaran tahay Maamulka ayna fasax u haystaan in gacan adag lagu qabto kooxaha ka shaqeeya amni darada iyo keenista Maandooriyasha.

Wasiirka Caddaalada puntland Cawil Shiikh Xaamud iyo Wasiir ku-xigeenka amniga oo ka hadlayay shirkaani ayaa isku raacay muhiimada ay leedahay in si wada jir ah looga hortago go’aamana looga qaato cid kasta oo ku lug leh amni darada Caasimada Garoowe .

Guddomiyaha Gobolka Nugaal Cawil Maxamed  Xasan iyo Taliyaha Qaybta Booliiska Gobalka Nugaal ayaa sheegay in dowladda ka jawaabi doonto dadka amni darada ka sameynayaan gudaha Magaalada Garoowe Bahda dhaqankane ka codsadeen in si wada jir ah looga hortago kooxahaani, sidoo kalane digniin u diray dadka ka ganacaada xaalufinta iyo Jarista Dhirta.

Arrintaan ayaa timid kadib markii todobaadyaddii ugu danbeeyay ay ka  dhacayeen xilliyada habeenkii ah Magaalada Garoowe rasaas ay bahda amnigu ku eedeeyeen kooxaha ka ganacsada Maandooriyaha iyo kooxo u Abaabulan khal khal galinta amniga Caasimada .

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In