Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlaayo amniga Puntland oo lagu qabtay Nugaal.

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlaayo amniga Puntland oo lagu qabtay Nugaal.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan waxaa ka soo qeyb galay Masโ€™uuliyin kala duwan waxaana kamid ahaa Wasiirka Caddalada Puntland,Wasiir ku-xigeenka amniga,Taliye ku-xigeenka Booliska Puntland,Guddomiyaha Gobolka Nugaal,Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal,Gudoomiyaha Degmada Garoowe, Nabadoonada kala duwan,Haweenka,Ganacsatoda iyo marti sharaf kale oo lagu Casuumay ka qeyb galka shirkaani muhiim ka ah.

Shirkaan ayaaย  looga hadlay sidii looga hortagi lahaa dadka amni darada ka wada Caasimada Puntland ee Garoowe iyo sidii looga hortagi lahaa jarista iyo gubidda dhirta.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah bahda Dhaqanka Puntland ayaa sicad u sheegay in masโ€™uuliyada amniga Caasimada ka saaran tahay Maamulka ayna fasax u haystaan in gacan adag lagu qabto kooxaha ka shaqeeya amni darada iyo keenista Maandooriyasha.

Wasiirka Caddaalada puntland Cawil Shiikh Xaamud iyo Wasiir ku-xigeenka amniga oo ka hadlayay shirkaani ayaa isku raacay muhiimada ay leedahay in si wada jir ah looga hortago goโ€™aamana looga qaato cid kasta oo ku lug leh amni darada Caasimada Garoowe .

Guddomiyaha Gobolka Nugaal Cawil Maxamedย  Xasan iyo Taliyaha Qaybta Booliiska Gobalka Nugaal ayaa sheegay in dowladda ka jawaabi doonto dadka amni darada ka sameynayaan gudaha Magaalada Garoowe Bahda dhaqankane ka codsadeen in si wada jir ah looga hortago kooxahaani, sidoo kalane digniin u diray dadka ka ganacaada xaalufinta iyo Jarista Dhirta.

Arrintaan ayaa timid kadib markii todobaadyaddii ugu danbeeyay ay kaย  dhacayeen xilliyada habeenkii ah Magaalada Garoowe rasaas ay bahda amnigu ku eedeeyeen kooxaha ka ganacsada Maandooriyaha iyo kooxo u Abaabulan khal khal galinta amniga Caasimada .

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In