Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlay Amniga guud ee G.Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlay Amniga guud ee G.Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga arrinsanayay amniga Gobalka Mudug oo maanta lagu qabtay Gaalkacyo. Waxaa kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin oo ay ka mid ahaaayeen, Ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Putland Xasan Wardheere,

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka mudug, ee Galmudug Axmed Maxamed Dhire Qoodaar, Duqa Dagmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale,Duqa Dagmada gaalkacyo ee Puntland injineer Maxamuud Cabdi Nuur Aadan, Taliyaha qaleybta Booliska Putland Gashaanle Sare Muumin Cabdi Shire,

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026

Taliyaha saldhiga dagmada Gaalkacyo ee Galmudug dhamme Cali Xirsi Sahal iyo Saraakiil ka socatay Ciidanka Sirdoonka Qaranka NISA Qeybtooda Galmudug .

Ajandaha kulanka ayaa Amniga guud ee gobolka mudug iyo sidii labada maamul ay u sii xoojin lahaayeen olalaha la dagaalanka argagixisada, ka ganacsiga iyo isticmaalka maandooriyaasha.

Kulanka oo saacado qaatay ayaa markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta la hadlay Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Mudug ee puntand iyo Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka ee Galmudug, kuwaas oo xusay in kulanka looga hadlay wixii ka qabsoomay qodabadii, kasoo baxay kulankaan kii ka horreeyay .

Previous Post

R/WaRooble oo Gollahiisa Wasiirada ugu mahadcelshay Wada shaqeyntii “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday dekadda Muqdisho 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday dekadda Muqdisho 

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday dekadda Muqdisho 

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In