Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Kulan Looga Hadlay Dar Dargalinta Howlaha Dib U Eegista Dastuurka Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Barnaamijyada, Wararka
0
Kulan Looga Hadlay Dar Dargalinta Howlaha Dib U Eegista Dastuurka Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo looga hadlayey dardar gelinta howlaha dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ee magalaada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya , Guddiga kormeerka arrimaha dastuurka ee u qaabilsan Baarlamaanka dalka, Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka, wakiillo ka socday hey’addaha deeq bixiyaasha caalamka, iyo xubno ka socday xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya.

Kulanka oo uu shir guddoominayey Afhayeenka Golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa u jeedadiisu aheyd sidi la’ isaga xogwareysan lahaa waxyaabihi ka qabsoomay arrimihii looga hadlay kulankii kan ka horeeyey ee qabsoomay bishii September ee sanadkani.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Ka qeyb galayaasha kulanka ayaa isku dhaafsaday fikrada la xariira qaabka ugu wanaagsan ee dib u eegista dastuurka KMG ah loogu guuleysan karo waqtiga loogu talo galay, iyadoo ugu dambeyntiina la isku raacay in la dhiso Guddi howleed KMG ah oo ka kooban labada guddi ee ay qusayso Arrimaha dastuurka.

Hab-dhowraha barlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar oo warbaahinta Qaranka la hadlay kulanka kadib ayaa sharaxay kulankii maanta waxa looga hadlay iyo shaqada guddigani KMG ah.
“Guddigaan shaqadiisu waxa ay tahay, waa guddi howleed fududeyn doona howlaha dib u eegista dastuurka oo loo kala qaaday sedex qeybood oo kala ah qeyb u baahan bedel, mid u baahan farsamo, iyo mid u baahan in laga wada hadlo arrimaha quseeya siyaasada, waxayna talooyin ka soo uruurin doonaan dhamaan qeybaha kale duwan ee bulshada, waxayna dib ugu soo celin doonaan kulankii maanta midka xiga” Ayuu Yiri Xildhibaan Maxamed Cumar.

Dib u eegista dastuurka ayaa ah tiir ka mid ah hir galinta hiigsiga 2016-ka, waxaana loo qorsheeyey in lagu soo afmeero howlaha dib habeynta dastuurka sanadkani 2015-ka, islamarkaana afti dadweyne lagaliyo ugu dambeyn bisha March sanadka 2016-ka, kulankani maanta waa mid qabsooma 2-dii todobaadba mar.

DSC06477 DSC06478 DSC06479 DSC06480 DSC06481 DSC06483 DSC06484 DSC06485 DSC06486 DSC06487 DSC06488 DSC06489 DSC06492 DSC06493 DSC06495 DSC06496 DSC06497 DSC06498 DSC06499 DSC06500 DSC06501 DSC06503 DSC06504 DSC06505 DSC06506 DSC06507 DSC06508 DSC06509 DSC06510 DSC06511 DSC06512 DSC06513 DSC06514 DSC06515 DSC06516 DSC06517 DSC06518 DSC06519 DSC06520 DSC06521 DSC06523 DSC06524 DSC06525

Sawir Qaade: Farxaan Suleymaan Maasgaro

Previous Post

Barnaamij is dhexgalka bulshooyinka ah oo lagu qabtay magaalada Cape-town “Sawirro”

Next Post

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka oo Lagu soo dhaweeyey Towfiiq Iyo Garacad “Sawirro”

Next Post
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka oo Lagu soo dhaweeyey Towfiiq Iyo Garacad “Sawirro”

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka oo Lagu soo dhaweeyey Towfiiq Iyo Garacad “Sawirro”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In