Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga Hadlay Doorka Ururada Bulshada Rayidka Ay Ka Qaadan Karaan Doorashooyinka 2016-ka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga Hadlay Doorka Ururada Bulshada Rayidka Ay Ka Qaadan Karaan Doorashooyinka 2016-ka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo ay ka qeybgaleen in ka badan 400 oo qofood loogana hadlayay doorka ay ururada bulshada rayidka ah ka qaadan karaan Hanaanka loo marayo doorashooyinka Β 2016-ka, Β islamarkaana ay soo qaban qabisay Hey`adda EISA oo ka shaqeysa arrimaha doorashooyinka Africa ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa la isku dhaafsaday argatiyo ku aaddan waddada ugu fudud ee lagu gaari karo hiigsiga 2016-ka maaddaama ay dowladda Faderaalka ay horey ugu dhawaaqday in dalka ay ka dhici karin xiligan doorasho qof iyo cod ah iyagoona isku raacay in Xalka ummadda Soomaaliyeed ay ku jirto in laga gudbo 4.5 oo ah hananka xiligani wax lagu qeybsado.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

C/qani Cabdi Jaamac oo xubin ka ah guddi howleedka Madasha wadashiga Qaran ayaa sheegay in loo baahanyahay in loo istaago midnimada ummadsa Soomaaliyeed islmarkaan meesha laga saaro danta gaarka ah.

Qaar ka mid ah dadkii ka hadlay Β kulanakasi ayaa muujiyay doorka ay ka qadankaraan bulshada rayidka ah samata bixinta Ummadda Soomaaliyeed, waxaana ay bogaadiyeen in la joogteeyo kulamada noocaan oo kale oo looga hadlayoΒ  masiirka umadda Soomaaliyeed.

9 1 4 5 6 7 8 vlcsnap-2015-11-12-09h07m51s295 vlcsnap-2015-11-12-09h07m59s252 vlcsnap-2015-11-12-09h08m11s698 vlcsnap-2015-11-12-09h08m28s922 vlcsnap-2015-11-12-09h09m29s941 vlcsnap-2015-11-12-09h09m24s254 vlcsnap-2015-11-12-09h09m18s637 vlcsnap-2015-11-12-09h08m42s749 vlcsnap-2015-11-12-09h08m35s375 vlcsnap-2015-11-12-09h09m33s125 vlcsnap-2015-11-12-09h09m39s064 vlcsnap-2015-11-12-09h09m47s124 vlcsnap-2015-11-12-09h09m53s810 vlcsnap-2015-11-12-09h10m02s807 vlcsnap-2015-11-12-09h11m12s142 vlcsnap-2015-11-12-09h10m51s353 vlcsnap-2015-11-12-09h10m15s705 vlcsnap-2015-11-12-09h10m10s171 vlcsnap-2015-11-12-09h11m22s913 vlcsnap-2015-11-12-09h11m32s772 vlcsnap-2015-11-12-09h11m46s035 vlcsnap-2015-11-12-09h11m57s252 vlcsnap-2015-11-12-09h12m09s843 vlcsnap-2015-11-12-09h12m32s119 vlcsnap-2015-11-12-09h12m39s319 vlcsnap-2015-11-12-09h13m01s076 vlcsnap-2015-11-12-09h13m19s361 vlcsnap-2015-11-12-09h13m30s824 vlcsnap-2015-11-12-09h13m50s003 vlcsnap-2015-11-12-09h13m56s065 vlcsnap-2015-11-12-09h14m01s291 vlcsnap-2015-11-12-09h14m06s424 vlcsnap-2015-11-12-09h14m20s179 vlcsnap-2015-11-12-09h14m35s419 vlcsnap-2015-11-12-09h15m04s061 vlcsnap-2015-11-12-09h15m10s982 vlcsnap-2015-11-12-09h15m20s147 vlcsnap-2015-11-12-09h15m57s206 vlcsnap-2015-11-12-09h15m46s952 vlcsnap-2015-11-12-09h15m51s616 vlcsnap-2015-11-12-09h15m32s345 vlcsnap-2015-11-12-09h15m26s082 vlcsnap-2015-11-12-09h16m03s588 vlcsnap-2015-11-12-09h16m09s741 vlcsnap-2015-11-12-09h16m43s021 vlcsnap-2015-11-12-09h16m49s386 vlcsnap-2015-11-12-09h16m56s378

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Booqday Xaruumaha Ciidanka Boliiska Suudaan β€œSawirro”

Next Post

Bangiga Aduunka oo Sheegay in uu Kobcay Dhaqaalaha Soomaaliya 20-kii Sano ee La Soo Dhaafay”Sawiiro”

Next Post
Bangiga Aduunka oo Sheegay in uu Kobcay Dhaqaalaha Soomaaliya 20-kii Sano ee La Soo Dhaafay”Sawiiro”

Bangiga Aduunka oo Sheegay in uu Kobcay Dhaqaalaha Soomaaliya 20-kii Sano ee La Soo Dhaafay"Sawiiro"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In