Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo Aayahooda ka hadlay”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo Aayahooda  ka hadlay”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir loogu hadlayay wax ka qabashada dhibaatooyinka Soomaalida ayna ka qeybgaleen Ganacsato iyo xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koofur Afrika ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria ee dalka South Africa.

Kulankan oo looga hadlay sidii loo xallin lahaa  khilaafaadka u dhaxeeya Soomaalida iyo sidii loo heli lahaa midnimo Soomaaliyeed ayaa waxaa hadallo ka jeediyay qaar ka mid ah Ganacsatadii iyo Waxgaradkii ka qeybgalay, iyagoo sheegay in ay u sii gogol xaarayaan Shirweyne lagu wado in loo qabto dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan K/Afrika bisha may.

Related posts

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Qaar ka mid ah Qabanbaayaashii shirka ayaa sheegay in bilihii ugu dambeyay ay soo badanayeen dhibaatooyinka ay la kulmaan Soomaalida.

Gudoomiyaha guddiga xalliinta khilaafaadka Soomaalida ku nool South Africa C/laahi Axmed Fiidow ( Xabeeb) oo ka mid ahaa dadkii ka hadlay madasha ayaa sheegay in muwaadin walboo Soomaaliyeed iska xilsaaro danta guud iyo sida ay Jaaliyadda u midoobi lahayd.

“Kulankan wuxuu daba socdaa kulumo ay  qeybahaha bulshada dhammaan ku soo yeesheen magaalooyinka ay Soomaalida uga nooshahay K/Afrika, Guddigaan ayaana isku xilsaaray xallinta khilaafaadka iyo mideynta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika” ayuu yiri. C/laahi Axmed Fiidow ( Xabeeb)

C/fitaax Sayid Salaad oo ka mid ah Ganacsatadii isu xilsaartay inay Shirkaan qabtaan ayaa  yiri” Shirkaan waxaan ugu talagalnay inaan ugu sii gogol xaarno Shir weyne ay jaaliyaddu yeelanayaan bisha May ee sanadkan, kaas oo loogu hadli doona Aayaha Jaaliyadda”.

Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Ganacsatada Soomaalida ee K/Afrika ayaa muddooyinkii ugu dambeyay waday iska warqabka Soomaalida dhexdeeda iyo sidii loo  xallin lahaayeen khilaafka dhexdooda ah.

12592364_10208900749496599_2398766430195415746_n 12991013_10208900742616427_6275159253395901357_n 12993603_10208900742216417_677405448081241713_n 12998640_10208900749096589_3916323422642788902_n 13000280_10208900747376546_8527267053287603470_n 13051612_10208900744896484_5588751571188537695_n S13061927_10208900748496574_1089139121051042383_n

Sawir qaade C/qaadir Axad

Previous Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid tahriibayaal Soomaali ah

Next Post

Shir ka furmay maanta Kismaayo

Next Post
Shir ka furmay maanta Kismaayo

Shir ka furmay maanta Kismaayo

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In