Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay Magaaladda Muqdisho ku yeesheen haweenka ku jira labada aqal ee Barlamaanak Soomaaliya iyo masuuliyiinta safaarada Mareekanka ee Soomaaliya oo ay Hoiaaminaysay ku xigeenka safiirka Mareekanka ee Soomaaliya Lubna Khan ayaa diirada lagu saaray sidii haweenka ku jira barlamaanka federaalka Soomaaliya ay door muhiim ah ugu qaadan lahaayeen hormarinta haweenka Soomaaliyeed.

Lubna Khan ku xigeenka safiirka Mareekanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku dhiira galinayaan haweenka la soo doortay ee ku jira aqalka sare iyo golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya sidi door Wadajir ah ugu qaadan lahaayeen arimaha haweenka iyo hormarintooda.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

“’U jeedka barnaamijkan waxa uu ahaa sidii aan u caawin laheen haweenka ku jira Barlamaanka Soomaaliya kuwaas oo laga soo doortay gobolada dalka  si ay u abuurtaan dalad midaysan oo ay ujeedada daladan haweenka barlkamaanka ku jira loo abuuraya ayaa ah inay si Wadajir ah u wajahaan arimaha muhiimka u ah hormarka haweenka marka laga hadlayo dhinaca Barlamaanka waxa ay aheen guul la taaban karo la gaaray marka loo eego haweenka ku jira barlamaanka ee laga soo doortay gobolada maantana wax ay aheed maalin xiiso badan oo an ka wada hadalnay arintaasi ayay tiri lubna Khan ku xigeenka safiirka Mareekanka ’’

Sanator Samzam Daahir Maxamuud, Senotor Muna Cumar Xasan, Senator Naciimo yuusuf . xilhibaan dahaba Suusow iyo xildhibaano kale oo u hadlay Xildhibaanada kulanka ka qeyb galay ayaa waxa ay tilmaameen inay Muhiim tahay in haweenku ay fursad u haelaan siyadaada iyo shaqooyinka kale ee udub dhexaadka u ah hormarka dalka.

Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa haweenka ku jira waxa lagu qiyaasaya inay ka badan yihii 25% kiiba waana kuwii ugu badnaa ee ka mid noqdo Barlamaanadii dalka soo maray waxaana ay muujinaysaa sida haweenka markan ay qeyb ugu yihiin siyaasada dalka.

Previous Post

Tiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.

Next Post

R/wasaare Xasan Cali Kheyrre oo la kulmay Shaqaalaha Xafiiska R/Wasaaraha

Next Post
R/wasaare Xasan Cali Kheyrre oo la kulmay Shaqaalaha Xafiiska R/Wasaaraha

R/wasaare Xasan Cali Kheyrre oo la kulmay Shaqaalaha Xafiiska R/Wasaaraha

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In