Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
March 16, 2017
in Wararka
0
Tiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

gobolada dalka Soomaaliya waxa ka jira abaara sameeyay dadka iyo duunyada iyada oo dadkuna ay intooda badan maalinba maalinka ka dambeysa ay ka soo barakacayaan deeganadooda iyaga oo imaanaya magaalooyinka.

Gobolka Banaadir ayaa ka mid ah meelaha ay soo gaarayaan dadka abaaraha ka soo barakacay gaar ahaa dagmadda Kaxda.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Gudoomiyah dagmadda Kaxda Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay inay ilaa hada dadka ย abaaraha ka soo barakacay ย ee soo gaaray xerooyin loogu talagalay oo dagmadaasi laga hergaliyay ay ku dhowyihiin ilaa 7,000 oo qoys.

โ€˜โ€™ abaarta ka jirta gobolada dalka waa mid aad u xanuun badan dagmada kaxda dadka soo gaaray markii hore tirsigoodii u dambeyay qoysaskaa asbuucyo ka hor waxa ay ahaayeen 5,000 in ka badan hadane waxa ay ku dhowyihiin ilaa 7,000 barakacayaasha abaaraha ka imaanaya waa kuwa xowli ku socdo ayuu yiri Gudoomiye Kaxda.

Gudoomiye Maxamed Ismaaciil ayaa intaa ku daray in dadka abaaraha ka soo barakacay ay heystaan dhibaatooyin nololeed oo aad u daran waxaana uu sheegay in iyaga oo kaashanaya maamulka gobolka Banaadir ay sameeyeen meela cunta loogu kariyo.

โ€˜โ€™ waxaan sameynay meelo dadka soo barakacay cunto loogu kariyo oo aan ka hirgalinay dagmadda Kaxda innaga oo kaashanayna maamulka gobolka Banaadir, waxaan kale oo aan qaarkood u qeybinay raashiin dadaalada maamulka gobolka uu wado waa mid aad u sareeya waxaana loo baahan yahay in gurmadka la kordhiyoโ€™โ€™

Magaalada Muqdisho ayaa waxa ka socda dadaalo loogu gurmanayo dadka abaaraha ka soo barakacay waxaa wada maamulka gobolka Banaadir, maamulada dagmooyinka iyo qeybaha bulshadda haba u badnaadaane ardayda waxka barata jamaacadaha iyo iskuulada iyo culimada.

Previous Post

Siminaar Ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu qabtay deegaan ka tirsan Galmudug.

Next Post

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.

Next Post
Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In