Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada bulshada oo Galkacyo lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada bulshada oo Galkacyo lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ahaa mid looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa adeegyada bulshada ee magaalada Gaalkacyo isla markaana wax looga qaban lahaa caqabadaha maamulka ka heysta hirgelinta arintan ayaa waxaa ka soo qeybgalay madaxweynaha Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo ay wehliyaan qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirada Galmudug ay la qaataan Xubnaha Golaha deegaanka Maamulka Dagmada Galkacyo ee Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo qeybaha kala duwan bulshada ku nool afarta xaafadood ee magaalada.

Kulanka ayaa ugu horeeyn waxaa ka hadlay duqa dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre,waxaana uu sheegay inay jiraan baahiyo fara badan oo dhanka adeegyada bulshada una baahan in la horumariyo.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa ka hadlay xubno ka tirsan golaha deegaanka dagmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo qaar ka mid ah bulshadii kulanka ka qeyb gashay kuwaasi oo ay ugu horeeyaan ururada dhalinyarada iyo haweenka kuwaasi oo sheegay in ay markasta diyaaar u yihiin in ay gacan ka geystaan sare u qaadista iyo horumarinta adeegyada ay u baahan yihiin bulshada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Madaxweyne Guuleed, oo isna gunaanadkii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Maamulka dagmada Gaalkacyo iyo shacabkiisa degan laga rabo inta badan wax ka qabashada dhibaatooyinka ka jira dhanka adeegyada bulshada, isagoo sheegay in maamulka looga fadhiyo wax ka qabashada dhibaatada laga dhawaajiyay.

1 (2) 1 (4) 1 (5) 1 (6) 1 (8) 1 (10) 1 (14) 1 (15) 1 (16) 1 (17)

W/D: C/risaaq Maxamed Axmed, Gaalkacyo wakiilka warbaahinta Qaranka ee

Gobalka mudug

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Cumar “Waxaad hurteen naftiina qaaliga ah, waan idiin kaga mahad-celinayaa”-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo warqadihii  ka guddoomay danjiraha cusub ee Russia-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha oo warqadihii  ka guddoomay danjiraha cusub ee Russia-Sawirro

Madaxweynaha oo warqadihii  ka guddoomay danjiraha cusub ee Russia-Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In