Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay horumarinta biyaha oo lagu soo gabo gabeeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta biyaha oo lagu soo gabo gabeeyay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana xarun KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa maanta lagu soo gabo gabeeyay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Koonfur Galbeed, Galmudug, Puntland iyo Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Federaalka.

Kulanka ayaa waxaa soo Agaasimay Wasaaradda Qorsheynata Qaranka iyo Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana masuuliyiinta ay diiradda ku saareen sidii xoolaha Soomaaliyeed ay u helilahaayeen Biyo ku filan iyo Caafimaad, tayadoodana kor loogu qaadi lahaa; iyadoo laga faa’iideysanayo fursada qaaligaa ee Mashruuca Biyoole Project.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Kulanka ayaa waxa uu ku soo dhamaaday guul, waxaana ugu dambeyn la isku afgartay in la bilaabo dhismaha Baro biyoodyada xoolaha dhamaadka sanadkaan iyadoo Maamulada iyo Dowlada Federaalku si wadajir ah isaga kaashanayaan dardar galinta Mashruuca.

Previous Post

DAAWO: Isu soo bax lagu weyneynayay dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Miisaaniyadda 2021 “SAWIRRO”

Next Post
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Miisaaniyadda 2021 “SAWIRRO”

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Miisaaniyadda 2021 “SAWIRRO”

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In