Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay qorshaha horumarinta dalka oo Gaalkacyo lagu qabtay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gaalkacyo ee Galmudug oo lagu wareejiyay gaari iska roge ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo qeyb ka ah kulamo looga hadlayo qorsheeynta qaran ee dalka oo ay gar wadeen ka tahay wasaarada qorsheeynta iyo iskaashiga  caalamka ee dowlada fadaraalka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo  siyaasiyiin kale wasiiru dowlaha wasaaradda qorsheynta ee dowlad goboleedka Galmudug Eng. C/raxmaan Maxamed Cismaan (Seyruuq) oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in u jeedada kulankan ay tahay sidii looga arinsan lahaa qorshaha qaran isla markaana bulshada fikirkeeda ugu biirin lahaayeen.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Gudoomiyaha gobalka Mudug C/rashiid Xaashi Cartan, oo isna kulanka ka hadlay ayaa xusay in laga ma maarmaan ay tahay in meel layska dhigo qorshaha horumarineed dalka isla markaana ka maamul gobal ahaan ay aad u soo dhaweeynayaan ka hadalka qorshaha horumarineed dalka.

Kulamo noocaan oo kala ah ayaa horey loogu qabtay magaalooyinka Baydhabo , Kismaayo looga hadlayay qorshaha horumarineed ee dalka ayaa maalmihii u danbeeyay lagu qabtay magaalooyinka Baydhabo,Kismaayo iyo Garoowe.

W/D: C/risaaq Maxamed Axmed wakiilka warbaahinta qaranka Gaalmudug

Previous Post

Maleeshiyaad Al-shabaab ah oo lagu diley deegaanka Miir-Taqwo

Next Post

Kulan looga hadlay biyo la’aanta ka jirta gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Beledweyne

Next Post
Kulan looga hadlay biyo la’aanta ka jirta gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Beledweyne

Kulan looga hadlay biyo la'aanta ka jirta gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Beledweyne

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In