Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay sida looga faa’iideysan karo tamarta cadceedda ee Soolarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay sida looga faa’iideysan karo tamarta cadceedda ee Soolarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ujeedkiisu ahaa sidii looga faa’iideysan lahaa Tamarta Cadceedda ee Soolarka, kaasi oo ay soo agaasintay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, waxaana ka qeyb galay, xubno ka socday Wasaaradda Tamarta, qaar ka mid ah shirkadaha Iibiyaha Soolarka iyo marti sharaf kale.

Maxamuud Cabduqaadir Cabdikariin oo ah khabiir dhinaca farsamada kana socday Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ayaa tilmaamay in muhiimad gaar ah uu leeyahay ismaalka soolarka

Related posts

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026

Sakariye Axmed oo madaxa Wacyiglinta Solarka 4 Soomaaliya ayaa sheegay in bulshada aysan uga faa’iideysan Soolarka.

Nuur Cabduqaadir Xasan oo ka mid ah Shirkadaha iibiya Soolarka ee Tamarso ayaa sheegay in Soomaaliya si hagaagsan looga isticmaalin Soolarka.

Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka Alle ku maneystay Cadceed, laakiinse aan looga faa’iideysan sidii la rabey.

Previous Post

Cidanka Talyaaniga ee qeybta ka ah Midowga Yurub oo deeq raashin ah ku wareejiyay Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya  “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo kulan la qaatay saraakiisha amniga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo kulan la qaatay saraakiisha amniga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo kulan la qaatay saraakiisha amniga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

Danjire Ilyaas oo ka qeybgalay shirka EAC

Danjire Ilyaas oo ka qeybgalay shirka EAC

March 5, 2026
0

Danjire Ilyaas Cali Xasan, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Tanzania isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In