Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay sidii looga hor tagi laha falalka jinsi naceybka oo lagu qabtay dalka Mareykanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay sidii looga hor tagi laha falalka jinsi naceybka oo lagu qabtay dalka Mareykanka  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullan ballaaran oo ku saabsanaa sidii looga hor tagi lahaa falalka jinsi naceybka ah oo ku soo badanaya dalka Mareykankaย  xilli loo diyaar garoobayo doorasho dalka ka dhacdaย  ayna ka qeyb galeen laamaha ammaanka, xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Minnesota, qaar kamida Imaamyada masaajidda iyo sidoo kale dadka iyagu u dhaqdhaqaaqa bulshada Soomaalida ee ku nool gobolka Minnesota ayaa lagu qabtay xarunta badbaadada dadweynaha ee degmada Hennepin ee gobolka Minnesota.

Andrew Luger oo ah xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Minnesota oo kullanka daah furay ayaa sheegay in laama ammaanka gobolka looga baahan yahay labo masโ€™uuliyadood oo aad muhiim u ah, isla markaana aad u dhib badan, isagoo ย cadeeyay in Laamaha ammaanka gobolka looga baahan yahay ilaalinta ammaanka guud ee dadka ku nool Minnesota iyo sidoo kale in bulshooyinka ku nool gobolka ย laga ilaaliyo khatarta iyo dembiyada ku saleysan naceyb ka iyo faquuqa.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegey kulanka aan xoogga lagu saarin arrimaha siyaasadda iyo musharaxiinta, maadama lagu guda jiro wakhtigii doorashada, balse intiisa badan kulanka ย diiradda lagu saarayo arrimaha ammaanka, cabsida iyo welwelka bulshada Minnesota iyo sidoo kale wada shaqeynta bulshada iyo hayโ€™adaha amniga ee gobolka.

Sidoo kale waxaa isna goobta ka hadlay Richard Thornton oo ah u qeybsanaha Laanta FBI-da ee Gobolka Minnesota, kaasoo si qoto dheer uga hadlay sharciyada iyo qawaaniinta ku saabsan khatarta iyo dembiyada ku saleysan naceybka, isagoo ugu baaqay bulshada in ay ka fogaadaan arrimahaasi oo dhibaatooyin badan ay ka dhalan karto. .

Ugu dambeyntii qaar kamid ah Soomaalidii ka qeyb gashay kullanka ayaa soo dhaweeyay ย waxyaabihii ka soo baxay kulankani, ayagoo sheegey ย in loo baahan yaha in bulshada muslimiinta ah ee ku nool gobolka Minnesota iney la shaqeeyaan laamaha ammaanka gobolka, isla markaana ay wargeliyaan hadii ay la kulmaan hadallo ama facil ku saleysan naceyb ka dhan ah diintooda Islaamka ama jinsiyadooda.

_MG_3761 _MG_3765 _MG_3766 _MG_3769 _MG_3773 _MG_3776 _MG_3777 _MG_3778 _MG_3783 _MG_3784 _MG_3785 _MG_3786 _MG_3787 _MG_3788 _MG_3797 _MG_3798 _MG_3800 _MG_3804 _MG_3805 _MG_3806 _MG_3808 _MG_3809 _MG_3811 _MG_3812 _MG_3816 _MG_3841 _MG_3842 _MG_3849 _MG_3854 _MG_3875 _MG_3884 _MG_3885 _MG_3894

Liban Hussein

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Dibad bax looga soo horjeeday kooxda monitoring group oo ka dhacay daljirka Dahsoon

Next Post

Dibad bax looga soo horjeeday kooxda monitoring group oo ka dhacay daljirka Dahsoon

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In