Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay xiriirka shaqada ee Dastuuriga ah oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay xiriirka shaqada ee Dastuuriga ah oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan wadatashi ah oo qayb ka ah kulamada  looga hadlaayay arrimaha shaqaalaha Soomaaliyeed ee dhinaca dastuurka si loo caddeeyo Xuquuqaha Qofka shaqaalaha ah iyo waajibaadka lagu leeyahay ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

Qodobka Labaatan iyo Afraad ee DKMG ayaa qeexaya Xiriirka Shaqaala ee sida loo sugi karo Xuquuqahooda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Gudoomaha Isutagga Midowga Urarada shaqaalaha Soomaliyed  Maxamed Cismaan Xaaji ayaa sheegay in wadatashiga Shaqaalaha ee Dastuurka uu yahay mid muhiim ah.

Xildhibaan C/llahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah gudiga DGBF oo sheegay in in isutagga Midowga Shaqaalaha ay soo gudbiyeen fikir wanaagsan oo dhaxal gal ah kaasoo ku saabsan xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka Golaha BF ee Soomaaliya Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin oo ka hadleysey Kulanka Wadatashiga ah ee lagu soo arurunaayo Fikradaha qaybaha Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan midka shaqaale weynaha Soomaaliyeed ayaa soo dhaweysay fikradaha iyo talooyinka qiimaha leh ee ay ka heleen kulanka.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, Iftin Foundation,  gaar ahaan mashruuca Fursad oo shaqo abuur u sameeya Gabdhaha wax bartay iyo Nafada Soomaalyeed.

vlcsnap-2015-11-28-16h25m04s220 vlcsnap-2015-11-28-16h25m16s53 vlcsnap-2015-11-28-16h25m57s240 vlcsnap-2015-11-28-16h26m16s174 vlcsnap-2015-11-28-16h26m24s250 vlcsnap-2015-11-28-16h26m36s117 vlcsnap-2015-11-28-16h26m42s179 vlcsnap-2015-11-28-16h26m48s232 vlcsnap-2015-11-28-16h26m54s43 vlcsnap-2015-11-28-16h27m00s103 vlcsnap-2015-11-28-16h27m07s165 vlcsnap-2015-11-28-16h27m12s220 vlcsnap-2015-11-28-16h27m22s61 vlcsnap-2015-11-28-16h27m26s108 vlcsnap-2015-11-28-16h27m37s208

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

UNOCHA oo warbixin ka soo saartay xaaladda bini’aadannimo ee Soomaaliya

Next Post
UNOCHA oo warbixin ka soo saartay xaaladda bini’aadannimo ee Soomaaliya

UNOCHA oo warbixin ka soo saartay xaaladda bini’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In