Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayey dar-dar gelinta Howlaha Dekedde Muqdisho oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayey dar-dar gelinta Howlaha Dekedde Muqdisho oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay isugu yimaadeen Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaliyeed Gen: Cabdullaahi Xasan Bariise , Saraakiil ka trisan ciidanka Booliska iyo  Guddiga Ganacsatada iyo Gaadiidleyda Dekedda magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay sidii loo dar dar gelin lahaa shaqada Dekedda magaalada Muqdisho oo hada wixii ka dambeeya shaqeyn doonta 24 saac.

Kulanka ayaa la isku afgartay in hada wixii ka dambeeya la joojiyo  gaadiidka sida xad dhaafka ah loo raro  ee ka baxa Dekedda magaalada Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maxamed Xirsi Xaashi oo ku hadlay magaca Guddiga Ganacsatada iyo Gaadiidleyda ayaa Dowladda kaga mahad naqay suurto gelinta ay suuro gelisay in ka badan 28 sano kadib ay xilli habeena shaqeyso Dekedda magaalada Muqdisho.

Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaliyeed Gen: Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa sheegay in u jeedada ay kulankan isugu yimaadeyn ay tahay sidii loo laba jibaari lahaa  shaqooyinka Dekedda magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay ku guuleysatay in Dekedda Muqdisho ay shaqeyso xilli habeen ah kadib markii dhawaan uu Madaxweyne dalka Maxamed C/lahi Farmaajo amray in si deg deg ah Dekedda habeenkii loo howl geliyo si kor loogu qaado daqliga dalka.

Previous Post

Guddoomiye Eng. Yarisow oo xubno ka tirsan Olalaha Isxilqaan ku booqday qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post

Gaadiidka sida xad dhaafka ah loo raro oo laga joojiyey Dekadda Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Gaadiidka sida xad dhaafka ah loo raro oo laga joojiyey Dekadda Muqdisho “Sawirro”

Gaadiidka sida xad dhaafka ah loo raro oo laga joojiyey Dekadda Muqdisho “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In