Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Dood Furan oo ku saabsan Xeerka Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho.
Dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Dood Furan oo ku saabsan Xeerka Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho.
Dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran
Gobolka Mudug waxaa ka taagan abaar daran oo si weyn u saameysay dadka iyo duunyada ku nool deegaanka. Abaaraha socda...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay bisha Janaayo 2026. Tallaabadan...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mahadnaq ballaaran u jeedinaysaa dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee garab-istaagga iyo taageerada buuxa u muujiyay...
Munaasabad kooban oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta ee NIRA ayaa lagu qabtay magaalada Ceeldheer ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho