Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose Xamar

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose Xamar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruuca horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose ee xamar oo socday muda 6 bil ah  ayaa lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho iyadoo kulanka lagu soo bandhigayay ay isugu yimaaden gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee maamulka gobalka Banaadir, xubna  ka tirsan maamulka dowlada hoose ee Xamar,wakiilo ka kala socda wasaarada ganacsiga iyo warshada ee dowlada Soomaaliya,rugta ganacsiga iyo mas’uuliyiin kale.

Inta uu kulanka socday waxaa ay ka qeybgaliyaasha kulanka waxaa ay falan qeeyen  sida loo horumarin karo dhaqalaha  dowladda Hoose ee Xamar  iyo bulshada Soomaaliyed ee kunool magaalada Muqdisho looga dhaadhicin karo in mashruucan uu yahay mid dhaqaajinaayo horumarka caasimada isla markaana qeybtooda ka qaataan.

Related posts

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee maamulka gobalka Banaadir Iimaan Nuur Iikar oo kulanka ka hadlay ayaa sharxay mashruucan,isagoo sheegay in loo baahan yahay in dhaqaalaha si hufan loo maareeyo.

“Waxaa laga rabaa dowladda Hoose iyo dowladda dhexe iyadoo la wada dhan yahay in la fududeeyo waxan oo qofkii aan la dhibin ganacsi ayuu rabaa in uu sameysto shanta sano ooh ore bilowga ganacsigaaga waa Free (bilaash)” ayuu sheegay Iimaan.

Tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee kacaanka  isla markaana dalka uu muda labaatan iyo dhowr sano uu burbur ku jiray ayaa waxaa meesha ka baxay dhaqaalaha horumarinta dowladda Hoose ee Xamar, iyadoo haddi mashruucan uu sida loo qorsheeyay loo hirgeliyo waxaa ay waxa badan ka bedeli doontaa dhaqaalaha magaalada caasimadda ah.

Previous Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Munaasabad lagu taageerayay Galmudug oo London lagu qabtay-Sawirro

Next Post
Munaasabad lagu taageerayay Galmudug oo London lagu qabtay-Sawirro

Munaasabad lagu taageerayay Galmudug oo London lagu qabtay-Sawirro

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In