Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga soo horjeeday moowshin loo gudbiyay baarlamanka oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga soo horjeeday moowshin loo gudbiyay baarlamanka oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan oo looga soo hor jeediyey mooshinkii dhawaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  ka dhacay magaalada muqdisho kaas oo ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada Qaranka, waxana ka qeyb galay odayaal dhaqameed iyo mas’uuliyiin kala duwan.

Dhammaan dhalinyaradii iyo odaayaashii kulanka ka hadlay ayaa isku aragti ka ahaa in mooshinkaan ay wadaan  qaar ka mid ah mudanayaasha barlamaanka uu yahay  mid xasilooni darri siyaasadeed dalka lagu galinayo, iyaga oo ugu baaqay xildhibaannada wada inay ka tanasulaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi oo ka mid ahaa odaaayshii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in mooshinkaan uu yahay mid nasiib darro ah loona baahan yahay in xildhibaanadu ka laabtaan, waxa uu intaas ku daray in haddii la joojin waayo waxa ka dhalinkara ay tahay in xildhibaanada ka dembeeya mooshinkaan loogu tagi doono halka ay daggan yihiin.

Gudoomiyaha degmada Waabari Xaawa kinl Maxamed Cali ayaa iyana sheegtay in odayaasha iyo dhalinyarada qaranka ay isku ku raacsan tahay in laga wanaagsanaa go’aanka mudanayaasha qaarkood ay ka qaateen madaxweynaha kaas oo ahaa inay ridayaan.

Sidoo kale gudoomiyaha ururka dhalinyarada qaranka Soomaaliyeed Faadumo Cabdi Warsame Qaran oo kulanka soo xertay ayaa sheegtay in dhainyarada Soomaaliyeed meel waliboo ay joogaan ay ka soo hor jeedaa mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh ee loo gudbiyey guddoonka baarlamaanka.

DSC02279 DSC02280 DSC02282 DSC02288 DSC02289 DSC02290 DSC02291 DSC02292 DSC02293 DSC02294 DSC02295 DSC02296 DSC02297 DSC02298 DSC02299 DSC02301 DSC02302 DSC02303 DSC02304 DSC02305 DSC02307 DSC02308 DSC02309 DSC02310 DSC02311 DSC02312 DSC02315 DSC02316 DSC02317 DSC02318 DSC02320 DSC02321 DSC02322 DSC02323 DSC02325 DSC02326 DSC02327 DSC02328 DSC02329 DSC02330 DSC02332 DSC02334 DSC02337 DSC02338 DSC02339 DSC02340 DSC02341 DSC02343 DSC02344 DSC02346 DSC02348 DSC02351 DSC02352 DSC02354

Sawirqaade Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

SANADGUURADII 1AAD EE SODA KING OO SI WAYN LOOGU DAMAASHAADAY MUQDISHO “Sawirro”

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In