Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan sagootin ah oo loo sameeyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiir Dhuxulow oo ka tacsiyeeyey Geerida Maxamed Weli Xasan Macow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo lagu sagootinaayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ay soo qaban qaabiyeen mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Warfaafinta Hidaha iyo Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeyee), ku xigeenkiisa Mudane C/laahi Colaad Rooble, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimye Waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulanka ka dib ayaa waxaa Warbaahinta Qaranka la hadlay Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta ee Dowlada Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow waxaana uu u mahad celiyay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta sida wanaagsan oo ay ula shaqeyeen mudadii uu xilka hayay,isagoo intaa ku daray in uu wixii talo ah uu ku biirin doono mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ah Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya oo dhankiisa ka hadlay kulanka ayaa u mahadceliyay Wasiirkii hore Wasaarada Warfaafinta Mustaf Dhuxulow balan qaadkiisa ku aadan in uu la shaqeyn doono mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta.

Kulankan lagu sagootinaayay Wasiirkii hore Wasaarada Warfaafinta ee Dowlada Soomaaliya ayaa imaanaya xili dhawaan xilka Wasaaradaasi uu la wareegay Wasiirka cusub Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya.

Previous Post

Taliyaha cusub ee Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo xilka la wareegay

Next Post

Shir looga hadlaayo Maalgashiga Soomaaliya oo maanta Nairobi ka furmay

Next Post
Shir looga hadlaayo Maalgashiga Soomaaliya oo maanta Nairobi ka furmay

Shir looga hadlaayo Maalgashiga Soomaaliya oo maanta Nairobi ka furmay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In