Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan taageero ah oo lagu qabtay Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Kulan taageero ah oo lagu qabtay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay maanta wada yeesheen Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Haweenka ku nool sideeda xaafadood ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa uu ku saabsanaa sidii Haweenka ku nool magaaladaasi ay ula shaqeyn lahaayeen maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Kulanka oo lagu qabtay gudaha magaalada Baydhabo ayaa ugu horeyntii waxaa ka hadlay guddoomiyaha Ururka Haweenka ee gobolka Baay Muraayo Aadan Maddeer, waxayna u mahadcelisay Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya sida ay ugu qeyb qaateen dhismaha maamulka Koonfur galbeed iyo dulqaadkii ay muujiyeen intii ay howshaasi ku guda jireen.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulanka ka sheegay in uu ku faraxsan yahay kulanka ay la yeesheen Haweenka gobolka Baay, waxaana uu ku amaanay sida markasta ay u garab taagan yihiin maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Geba gebadii kulanka ayaa waxaa ka hadlay Xildhibaan Ibraahim Isxaaq Yarow waxaana uu dhankiisa amaan u jeediyay Haweenka gobolka Baay waxaana uu balan qaaday in hadii ay yihiin Xildhibaanada ka soo jeeda deegaanada Koonfur galbeed ay la shaqeyn doonaan guud ahaan bulshada ku dhaqan gobolada maamulka Koofur galbeed.

Previous Post

Waaxda dabdamiska dowladda Hoose ee Xamar oo tababar loo soo geba gebeeyay”SAWIRRO”

Next Post

Hay’adaha Amniga dalka oo Howlgalo Amni sugid ah ka sameeyay Muqdisho

Next Post
Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay

Hay’adaha Amniga dalka oo Howlgalo Amni sugid ah ka sameeyay Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In