Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Kulan loogu duceynayay Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif laguna taageerayay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keyd Hore, Keydka Sawirrada, Wararka
0
Kulan loogu duceynayay  Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif laguna taageerayay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo 3-dii janaury ee sanadkani ku geeriyooday magaalada Beledweyne, islamarkaana laguna taageerayay go’aamada Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maana magaalada Muqdisho lagu qabtay.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay oo goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiyiin, aqoonyahano, dhalinyaro, haween, iyo qurbo joog.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dadkii ka hadlay kulankaasi ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta midninada iyo sida loogu baahanyahay in bulsho ay yeelataa hogaan islamarkaana ay ugu dambeysaa wax kasta oo wanaag ah ugaas xasan ugaas khaliifna waxay ka rajeeyeen in uu ka shaqeeyo midnimada umadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer Hiiraan.

Cali sheekh axmed iyo Drs Maryan Xaaji Cilmi oo ku hadlayay magaca qaban qaabiyeyaasha kulanka ayaa ka hadlay sida muhiimka ay u tahay in loo duceeyo Ugaas Craxmaan Ugaas Khaliif lalana shaqeeyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, waxaana ay bogaadiyeen sida go’aanada saldhiga u ah midnimada uu u qaatay.

Ugu Dambeyntii Xildhibaan Shuuriye Muumin Afrax oo ka mid ah  baarlamaanka dalka oo isna ka hadlay isu imaatinkaasi ayaa xusay in mar walbo ka siyaasiyiin ahaan ay taageersanyihiin midnimada loona baahanyahay, in la midoobo waxaana uu xusay in ummadi waxay ku tahay dad qiimana ay  ku leedahay ay tahay dhul loona baahanyahay in mar walbo maanka lagu hayaa taasi.

Dhanka kale waxaa shirka soo agaasimay Drso Maryan xaaji cilmi,Sooyaan cali cumar, Keenadiid muumin Cali, Xassan shiiq Axmed, Cali kheyr Shiiq Cumar.

?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Sweden.

Next Post

Faah Faahino ka soo baxaya weerar uu 10 qof ku dilay nin boolis ah dalka Afgaanistaani

Next Post
Faah Faahino ka soo baxaya weerar uu 10 qof ku dilay nin boolis ah dalka Afgaanistaani

Faah Faahino ka soo baxaya weerar uu 10 qof ku dilay nin boolis ah dalka Afgaanistaani

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In