Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulanka faafinta siyaasada waxbarashada dugsiyada gaarka ah oo Jowhar ka furmay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulanka faafinta siyaasada waxbarashada dugsiyada gaarka ah oo Jowhar ka furmay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan ayaa waxaa u jeedkiisa uu ahaa in lagu faafinayo siyaasada waxbarashada dugsiyada gaarka ah ayaa manta ka dhacay caasimada Hirshabelle ee magaalada Jowhar ayaa waxaa si wada jira u soo agaasimay wasaaradaha waxbarashada iyo tacliinta sare ee heer Federaal iyo heer maamul gobaleed.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada Hirshabelle,waxeeyna si weyn uga hadleeyn muhiimada ay leeday in la mideeyo waxbarashada waxeeyna ku amaaneeyn Hirshabelle iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, dadaalka ay ugu jirto hormarinta waxbarashadda.

Related posts

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026
Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

February 5, 2026

Guddoomiyaha ururka haweenka gobalka Shabeelaha dhexe, Madiino Caddow Colow ayaa soo dhoweeysay in la mideeyo waxbarashada gaarka iyo tan dowliga ah.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashda Hirshabelle Aamiin Mukhtaar Axmed  ayaa sheegay in mar xalado  ka la duwan ay soo martay siyaasada waxbarashada lagu mideenayo.

Waxaa sidoo kale goobta hadal ka jeediyay Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada dowlad gobaleedka Hirshabelle Abuukar Xasan Abuukar isagoo umahadceliyay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dadaalka muuqda oo ay ugu jirto hormarinta waxabarashada dalka.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi farsamo oo ka shaqeeya qabanqaabada shirka golaha wadatashiga qaran

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo hoygiisa ku booqday Imaam Maxamed Yuusuf “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo hoygiisa ku booqday Imaam Maxamed Yuusuf “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo hoygiisa ku booqday Imaam Maxamed Yuusuf “SAWIRRO”

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026
0

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer shaqo ku tagay Suuqa Xoolaha iyo xeryaha ay ku nool yihiin...

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

February 5, 2026
0

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti ayaa maanta fagaare kula hadlay bulshada iyo maamulka Degmada Balcad, iyagoo jeediyay dardaaran...

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In