Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kumaandoosta Soomaaliya oo Jannaale ku gubay gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Kumaandoosta Soomaaliya oo Jannaale ku gubay gaari xamuul ah oo  walxaha qarxa laga soo buuxiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal ciidanka gaarka ah ee xoogga dalka ay ku fuliyeen duleedka deegaanka Janaalle ee gooblka Shabeelaha hoose ayay ku gubeen gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen kooxda argagixisada ah ee Alshabaab, gaariga xamuulkaa waxa ay  ku doonayeen in ay ku soo weeraraan gudaha magaalada Jannaale

Ciidanka oo aad u feejigan ayaa helay xogta gaarigaan cadoowgu doonayay in ay ku soo weeraraan magaalada waxaana ay sameeyay howlgalkaan oo ay u fuliyeen si taxadar leh waxaana ay qarxiyeen gaarigaan xamuulkan ah oo nuuciisu ahaa Dheyno.

Related posts

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka oo howlgalo duqeyn ah fuliyey.

April 6, 2026
Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

April 6, 2026

Howlgalkale oo ay ciidanka gaarka ah ka fuliyeen Beeraha Jannaale waxa ay ku toogteen    8 ka tirsan maleeshiyada kooxda Nabad diidka ah ee Alshabaab waxaana ay gacanta ku dhigeen hubkii ay wateen.

Wariye Cabduwahaab Axmed Geeddi oo ku sugan Deegaanka Jannaale ayaa sheegay in ciidanku ilaa iminka sameeyeen howlgalo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ku dhuumaaleysanayay Jannaale iyo hareeraheeda loogana hortagay weeraro gaadmo ah oo ay argagixisadu maleegayeen.

Previous Post

Horjoogayaal lagu dilay how-gal ka dhacay nawaaxiga Jannaale

Next Post

Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay dayn cafinta + Sawirro

Next Post
Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay dayn cafinta + Sawirro

Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay dayn cafinta + Sawirro

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka oo howlgalo duqeyn ah fuliyey.

April 6, 2026
0

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

April 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

April 6, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

April 6, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In