Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kumanaan reer Israa’iil ah oo dalbaday in uu iscasilo R/Wasaare Benjamin Netanyahu

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Kumanaan reer Israa’iil ah oo dalbaday in uu iscasilo R/Wasaare Benjamin Netanyahu
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kumanaan Israa’iil ah ayaa isugu tagay waddooyinka dhowr magaalo oo ka tirsan dalkaasi iyagoo dalbanaya in uu iscasilo R/Wasaare Benjamin Netanyahu,isla markaana la soo taago maxkamad.

Ninkaasi ayaa loo heystaa qaabka ama sida uu u maareeyay qalalaasaha uu keenay cudurka coronavirus iyo hoos u dhaca dhaqaale ee ka jira dalkaasi.

Related posts

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026

In kasta oo Netanyahu uu isku dayey inuu hoos u dhigo mudaaharaadyada, haddana ma muuqdaan wax cadeynaya hoos u dhaca dadka ka qeybgalaya isu soo baxyadaasi.

Warbaahinta Israel ayaa ku qiyaastay ugu yaraan 10,000 oo qof oo mudaaharaadayaal ah in ay isugu soo baxeen meel u dhow guriga Natanyaahu ee magaalada Qudus,

Mudaaharaadyadaan  looga horjeedo ra’iisal wasaaraha Israa’iil Natanyaahu,ayaa ah kuwii ugu ballaarnaa ee la arko tan iyo sanadkii 2011-kii

Previous Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Samofalka Gobolka Baay

Next Post

Wasiirro ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo xilka laga qaaday

Next Post
Wasiirro ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo xilka laga qaaday

Wasiirro ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo xilka laga qaaday

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In