Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Laamaha Amniga Caasimadda Galmudug oo tababar loo furay “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Laamaha Amniga Caasimadda Galmudug oo tababar loo furay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnno ka socda Booliska iyo Nabadsugida Caasimada oo ay hoggaaminayaan Saraakiisha labada Talis ayaa ka faa’idaysanaya tababar  ku saabsan habka baarista Dambiyada iyo habraaca Sharciga waxaana tababarkaan  soo Agaasimay  Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka  Galgaduud Maxamed Cabdi Kadiye,iyadoo tababarkaan ay bixin doona Qareeno ka yimid magaalada Muqdisho oo uu hoggaaminayo Abuukaate Ismaciil Yusuf Xalane.

Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Dhuusamareeb Cabdi Xaashi Carole iyo Taliyaha qeybta Booliska  Galgaduud Gaashaanle dhexe Sharmaarke Cabdule Warsame ayaa bahda Garsoorka Gobolka ku amaaney tababarkan lagu kordhinayo xirfada Laamaha amniga Caasimada.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Galgaduud Maxamed Cabdi Kadiye ayaa sheegay in ujeedka tababarka uu yahay sare u qaadidda aqoonta, waxaana uu tilmaamay in tababarkaan uu socon doona Mudo 12 maalmood ah.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada Bulshada Rayidka+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada Bulshada Rayidka+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada Bulshada Rayidka+Sawirro

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In