Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Laba Qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Dalka Masar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Laba Qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Dalka Masar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan Laba Qof ayaa ku geeriyootay Afar kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay Qarax xooggan oo ka dhacay meel ku dhow Hoteel lagu Magacaabo Tolip Hotel oo ku yaalla Magaalada Alexandria ee Dalka Masar.

Madaxa laamaha ammaanka ee Magaalada Alexandaria Gen; Mostafa al-Nemr, ayaa Wakaaladda wararka Dalkaasi ee MENA u sheegay in Qaraxani loo adeegsaday Mooto Miineysan, iyadoo mid ka mid ah Dadka halkaasi ku geeriyooday uu ahaa Askari Boolis ah, halka kan kalena uu ahaa wade Baabuur oo halkaasi ka dhawaa.

Related posts

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026

Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Dalka Masar ayaa weerarkaasi ku tilmaantay isku day dil oo ka dhan ahaa Generaal; Al-Nemr oo xilligaasi marayay meel aan ka fogeyn halka uu Qaraxu ka dhacay.

Qaraxan ayaa imanaya Maalin ka dib markii uu  booqasho la xiriirta ololahiisa doorashada ku tagay Madaxweyne C/casiis Asiisi, Gobolka Siinaay ee ay rabshadaha ka aloosan yihiin.

Isha/ Al-jaziira

Previous Post

WAR GELIN DEG DEG AH

Next Post

Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Oo Saxiixay Buug Tacsiyeed Safaaradda Jabuuti Looga Furay R/W Hore ee Dalkaasi Marxuum Barkat Gourad

Next Post
Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Oo Saxiixay Buug Tacsiyeed Safaaradda Jabuuti Looga Furay R/W Hore ee Dalkaasi Marxuum Barkat Gourad

Ra'iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Oo Saxiixay Buug Tacsiyeed Safaaradda Jabuuti Looga Furay R/W Hore ee Dalkaasi Marxuum Barkat Gourad

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In