Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lacago la Gudoonsiiyay Arday Aan Awoodin in ay iska Bixiyaan Qarashaadka Iskuulada “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Lacago la Gudoonsiiyay Arday Aan Awoodin in ay iska Bixiyaan Qarashaadka Iskuulada “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanka laga soo doorto Degmada Kamukunji Yusuuf Xasan Cabdi ayaa lacago loogu Talo galay Ardayda aan Waalidiintooda Awoodin inay bixiyaan lacagaha waxbarashada gudoonsiiyay qaar ka mid ah Iskuulada ku yaala Kamukunji.

Ka dib munaasabad balaaran oo ka dhacday iskuulka Kamukunji Secondary School oo uu soo qaban qaabiyay Sanduuqa Horumarinta deegaanka ee CDF ayaa xildhibanka laga soo doorto degmada kamukunji Yuusuf Xasan Cabdi waxa uu lacago loogu talo galay ardayda aysan waalidiintoodu awoodin lacagaha waxbarashada waxa uuย  gudoonsiiyay iskuulada ku yaala degmada kamukunji.

Related posts

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026

Lacageed oo ay dowlada Kenya ugu talo gashay ardaydaย  taagta daranย  in ay uga bixiso lacagaha dugsiga sare iyo jaamacadaha ayaa waxaa ka faaโ€™ideystay 2900 oo arday oo isugu jira Soomaali iyo kenyaan,kuwasi oo wax ka barta iskuulada ku yaala degmada kamukunji.

Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa markii ay munaasabadu soo gabagaboobay waxa uu ka warbixiyay lacagaha uu gudoonsiiyay iskuuladka ee lagu horumarinayo aqoonta waxbarashada ee ardayda aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha iskuulka.

“Kulankan maanta wuxuu ku saabsanaa caawimaad ay dowlada siiso degmada Kamukunji oo soo marta xafiiska xildhibanka oo aan ugu deeqaynay ardayda dugsiyasda sare iyo jaamacadaha oo waalidiintoodu aanay awoodi karin lacagaha iskuulka,sanadkan siduu u bilowday Kamukunji oo aan madaxda ka ahay 2900 oo arday oo waalidiintooda ay ka liitaan xaga dhaqaalaha ayaan caawinay oo aan 19 milyana oo lacagta Kenya ahโ€Ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi.

โ€œGuud ahaan tan iyo intii aan xildhibanka noqday ilaa 5000 kun oo arday ayaa ka faaโ€™ideysatay mashruucan waxbarashada deeganka Kamukunji ilaa 47 milyana wan ku bixinay iskuulada sare iyo jaamacadaha dalka” Ayuu sii raaciyay xildhibaanka.

Ugu dambeytiina xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa u ugu baqaay dhammaan ardayda mudan ee lagu cawiyay lacagtan in ay dhameystaan waxbarashadooda.

“Mashruucan xafiiska xildhibanka ayuu ka furan yahay ardaydu waa inay timaadaa ama waalidiintooda ay yimaadan oo ay iska qoraan wixii ka dambeeya guddi ayaa jira raad raac ku sameeya oo dib u soo baara in qofka uu u qalmo in uu helo caawinaadan,ka dibna waa loo yeeraa dugsiyadooda ayaana lacagta loogu shubaa”Ayuu ku soo gabagabeeyay xildhibaanka.

Inkastoo dowlada kenya ay lacagaha waxbarashada ka bixiso qaar ka mid ah ardayda Kamukunji ayaa hadana waxaa jira arday fara badan oo waxbarasho laโ€™aan ku heysato Kenya,kuwaa oo kasoo jeeda qosaska saboolka ah.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13

Sawiro qaade:- C/qaadir Cali Xuseen (Koronto)

Previous Post

Cali Americo oo Kooxda Wariyaasha Kala Qeyb Galay Tartan Ispoorti Afurna u Sameeyay Wariyaasha “Sawirro”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA XUSKA 1-DA LUULYO OO SI WEYN LOOGA XUSAY MUQDISHO

Next Post
DAAWO SAWIRRADA XUSKA 1-DA LUULYO OO SI WEYN LOOGA XUSAY MUQDISHO

DAAWO SAWIRRADA XUSKA 1-DA LUULYO OO SI WEYN LOOGA XUSAY MUQDISHO

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In