Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

LLPP Jenyo oo ku guuleysatay Super Cub-kii dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Kubadda Cagta ee   LPP Jeenyo ayaa ku guuleysatay Koobka Super Cup-ka dalka Soomaaliya kaddib ciyaar ay garoonka Banaadir shalay gelinkii dambe kula yeelatay kooxda Banaadir Sport Club.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ciyaartaan oo xiiso lahayd waxay waqtigii loogu talo galay ku dhamaatay 2:2 ayado ay labada koox ku kala baxeen gool ku laad.

Kooxda Jeenyo ayaa billowgii ciyaarta hoggaanka la wareegtay markii uu gool ku laad ay heshay u dhaliyay Xasan Cabdi Nuur. Kooxda Banaadir ayaa aagga ganaaxa ku jalaafeysay  Cabdulcaasii Maxamed Catoos oo weerarka uga ciyaara LLPP Jenyo.

Ciyaaryahan u dhashay dalka Kenya ee u ciyaaraha kooxda Banadir oo lagu magacaabo Marshal ayaa bareejeeyay kooxda LLPP isla qeybta hore ee ciyaarta.

Qeybta labaad, kooxda Banaadir waxay iska dhaliyeen gool, taas oo mar labaad hoggaanka u dhiibtay koxoda Jenyo.

Daqiiqadihii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta ayay Banaadir SC mar labaad heshay fursad uu gool u beddelay Mustafa oo ah isaguna ciyaaryahan kale oo u dhashay dalka Naigeria.

Ciyaarta ayaa waqtigii loogu talo galay ku dhamaatay 2:2, waxaana loo baahday in loo dhigo gool gu-laad lagu kala saaro labada kooxod. Kooxda Jenyo ayaa ku badisay 5:4. Sidaas ayayna koobka ku qaadday kooxda Jenyo.

Previous Post

Dhagayso Warka Subaxnimo

Next Post

Shir Sanadle ah oo ay Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika u qabatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaasi ku nool

Next Post

Shir Sanadle ah oo ay Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika u qabatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaasi ku nool

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In