Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

M.weyne Xasan:Soomaaliya Fursad Ayey u Tahay Ganacsi Iyo Maalgashi+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka, Xulashada
0
M.weyne Xasan:Soomaaliya Fursad Ayey u Tahay Ganacsi Iyo Maalgashi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo Qudbad ka jeediyay Bandhigga Carwada Maalamiga ah ee Milano 2015 ayaa ka hadlay Qeyraadka Hormarka wanaagsan ee Soomaaliya ay Sameysay sanidihii ugu dambeeyay.

M.weyne Xasan Sh Maxamuud ayaa mahadnaq ballaaran u jeediyay dowladda Talyaaniga isagoo sheegay in Badhiggan oo markii ugu horreysay soomaaliya ay ka qeybgashay lagu soo bandhigay Qeyraadka Dalkeenna iyo waxyabahaha muujinaya dhaqanka soomaaliyeed.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

“Maanta aad ayaan ugu faraxsanahay in aan arko heerka taageerada talyaaniga ee soomaalia,waa tallaabo kale oo hormar leh oo ay soomaaliya qaaday,mardhawna muuska iyo waxyaabaha kale ee soomaaliya hodanka ku ku tahay waxaan islla garanay in dalka taalyaaniga loo soo dhoofiyo si ay u dhiirrigaliso ganacsatada soomaaliyeed”Sidaasina waxaa yiri M.weyne Xasan Sh Maxamuud Oo Wareysi Gaar ah Siiyay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed.

Bandhigga carwadan oo ay ka qaybgalayaan 140 dal oo caalamka ah, wuxuu soo bilowday bishii May ee sanadkan waxaana uu soconayaa ilaa bisha Oktobar ee sanadkan.

Bandhigga ayaa ujeedadiisu tahay in waddan walba oo caalamka ah ay ku soo bandhigaan wax soosaarkooda iyo fursadaha ganacsi ee ka jira.

DETTAGLIO_SOMALIA

nd-timor-est-dettaglio

 

 

 

emag4_edito_expo_milano_1_800emag4_edito_expo_milano_2_800emag4_edito_expo_milano_4_800emag4_edito_expo_milano_3_800

2-thumb+(24)1-thumb+(24)02_Strillo_Future_Food_500x320_OK

Previous Post

Meydka Ilma yar oo Siriyaan ah oo laga Helay Xeebaha Dalalaka Giriigga Iyo Turiga+Sawirro

Next Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In