Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta AIDS-ka Oo Muqdisho Laga Xusay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maalinta AIDS-ka Oo Muqdisho Laga Xusay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka Adduunka oo 01-da December ku beegan ayaa waxaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo ay kasoo qayb-galeen masuuliyiin ka tirsan Labada gole ee Dowladda, Xubno ka mid ah heya’daha caalamiga ah ee ka howlgala dalka  culummaa’udiin, dhallinyaro, haween, dadka la nool HIV/ADIS-ka iyo marti-sharaf kale.

Munaasabadda oo dadkii ka hadlay ayaa ka jeediyeen hadalo ayaa aad ugu dheeraaday ka sheekeynta dhibaatada Cudurkani AIDS-ka, iyo sida loogu baahan yahay in bulshadeena looga wacyigaliyo.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Wasiirka Caafimaadka Xaawo Xasan Maxamed oo munaasabadaasi ka hadashay ayaa sheegtay in ka wasaarad ahaan ay dadaal  ku bixin doonto sidii loo heli lahaa xaruumo lagu daryeelo dadka la nool Cudurkani.waxaana ay sheegtay Soomaaliya in ay ku nool yihiin dad badan oo qaba AIDS-ka oo aan helin wax daryeel ah.

Wasiirada oo sii hadashay ayaa sheegtay in xil ay iska saari doonto daryeelida dadka la nool cudurka HIV AIDS-ka ayna ka saacidi doonaan waxyaabaha muhiimka u ah aadanaha.

Sanad walba maanta oo kale ayaa Soomaaliya iyo Aduunka oo dhan laga Xusaa maalinta AIDS-ka  aduunka, waxaana cudurkani oo lagu sheegay mid dilaa ah la sheegay in Soomaaliya sanadihii dambe uu ku soo badanayay dadka la nool cudurkaasi Ilaah ha inaga dhowree Dhibkiisee.

2015121635845597181582391Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (1) (1) 2015121635845597181582391Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (1) 2015121635845603046114065Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (2) 2015121635845603720719885Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (3) 2015121635845604644308084Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (13) 2015121635845604994011103Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (11) 2015121635845605451562329Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (4) 2015121635845607234925906Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (8) 2015121635845608810783023Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (5) 2015121635845611807181417Xuska_maalinta_AIDS_Muqdisho (10)

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Kulan Guddiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka Loogu Wareejinayay Cutubyo ku Jira Dastuurka

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In