Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Caafimaadka Adduunka oo laga xusay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maalinta Caafimaadka Adduunka oo laga xusay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaddaan oo ahay mid lagu maa muusaayey Todobada bisha apriil oo ah maalinta uu caalamka u aqoonsaday maalinta caafimaadka adduunka ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay  wasiirka Caafimaadka, wasiirka Haweenka iyo Hormarinta xuquuqal insaanka, wasiirka kalluumeysiga iyo qeyraadka badda, Ururka haweenka qaranka, ururka haweenka gobalka Banaadir, ururada caafimadka, ka shaqeeya ee ka howl gala dalka,  dhaqaatiir kooxda fanaaninta waxbarashada Iftin iyo marti sharafkale,

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Dadkii ka qeyb galay munaasabaddaasi lagu maamuusaye maalinta caafimaadka Adduunka ayaa waxa ay ku bogaadiyeen bulshada Soomaliyeed in laga qeyb qaato  hormarinta adeegyada Caafimaadka.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed oo ka hadashay goobta ayaa sheegtay in Soomaliya ay haatan ka soo kabsaneyso dhibaatooyinkii ka dhacay dalka oo ay ugu horayso caafimaad Darrada.

Madaxa Caafimaadka ee cisbitaalkal Banaadir Drs Luul Maxamed Maxamuud ayaa sheegtay in wasaaradda Caafimadka iyo Ururada ka shaqeeya Caafimadka looga baahan yahay  in bulshada ay ka wacyi galiyaan ka hortagga dhibaatoyinka keeni karo Caafimad la’aanta.

Xildhibaan Dr Cismaan Maxamuud Dufle oo ka hadlay Munaasabdada ayaa faah faahin kabixiyay khaar kamid ah cuntada caafimaad darida ka dhalan karta isagoo sheegay in cunooyinkaas ay ka mid yihiin

Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta xuquuqul insaan marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in bulshada soomaaliyeed looga baahan yahay in ay xil iska saarto ilalinta Nadaafadda deegaanka.

Wasiirka Caafimadka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Xaawa Maxamed Xasan oo gaba gabada munasabadda ka hadashay waxaa ay sheegtay in wasaaradda Caafimadka ay soo saartay xeerka Caafimadka Dadweynaha la hor geyn doono golaha xukuumada iyo golaha barlamaanka waxa ay intaa ku dartay in ururada caafimad looga baahan in Wasaaradda Caafimadka ay usoo gudbiyaan xogta la xariirta Caafimadka bulshada.

vlcsnap-2015-04-07-15h43m11s160 vlcsnap-2015-04-07-15h43m22s14 vlcsnap-2015-04-07-15h43m51s42 vlcsnap-2015-04-07-15h43m59s114 vlcsnap-2015-04-07-15h44m15s26 vlcsnap-2015-04-07-15h44m22s100 vlcsnap-2015-04-07-15h44m29s166 vlcsnap-2015-04-07-15h44m35s230 vlcsnap-2015-04-07-15h44m42s50 vlcsnap-2015-04-07-15h44m56s189 vlcsnap-2015-04-07-15h45m03s251 vlcsnap-2015-04-07-15h45m22s192 vlcsnap-2015-04-07-15h45m31s34 vlcsnap-2015-04-07-15h45m45s158

Previous Post

Saraakiil ka tirsan ciidanka XDS oo tababar uga socda dalka Turkiga oo la kormeeray “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha oo Ergeyga Qaramada Midoobay kala hadley Hiigsiga 2016

Next Post
Madaxweynaha oo Ergeyga Qaramada Midoobay kala hadley Hiigsiga 2016

Madaxweynaha oo Ergeyga Qaramada Midoobay kala hadley Hiigsiga 2016

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In