Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha oo Muqdisho laga xusay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maalinta  Caalamiga ah ee Biyaha oo Muqdisho laga xusay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu xusayay Maalinta Biyaha Adduunka oo ku beegan 22 Maarso ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiin Dowladda ka tirsan sida Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ku xigeenkiisa iyo Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo xubno kale.

Munaasbada ayaa intii ay socotay Waxaa ka hadlay mas’uuliyiin badan oo ku dheeraaday ka hadalka Muhiimadda ay Bulshada u leeyihiin biyaha iyo sida loogu baahan yahay in dadku helaan Biyo Nadiif ah qaar ka mid ah Shirkadaha Biyaha qaabilsan ayaana Goob joog ahaa Munaasabadaas.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gabale Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka oo ka mid aheyd Mas’uuliyiintii ka hadashay kulanka ayaa waxaa ay Wasaaradda Biyaha ugu baaqday in ay ku dadaasho sidii Biyo Nadiif ah Bulshada Soomaaliyeed u heli lahaayeen.

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Soomaaliya Mudane Cusmaan Maxamed Cabdi (Daallo) oo isna ka hadlay munaasabadda ayaa waxaa uu ugu baaqay bulshada gobolka Banaadir in ay dhaqaale biyo dhaamin ah u sameeyaan dadka biya la’aanta .

Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Cabdixakiin Cige Guuleed ayaa ugu baaqay Shirkadaha biyaha in ay Biyo nadiif ah dadka ka iibiyaan isla markaana qiimaha Biyaha inta hadda uu yahay ay ka dabciyaan dadka.

Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo biyaha Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow)oo gabagabadii ka hadlay Munaasabadaas ayaa waxaa uu sheegay in wasaarada iyo shirkadaha biyaha ay iska kaashan doonaaan sidii bulshadu u heli lahaayeen biyo nadiif ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay qabsashada Jasiiradda Kudhaa

Next Post
Xubno ka tirsan golaha xuquuqul insaanka ee Midowga Africa oo Muqdisho soo gaaray ”Sawirro”

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay qabsashada Jasiiradda Kudhaa

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In