Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Naafada Aduunka oo laga xusay Muqdisho +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maalinta Naafada Aduunka oo laga xusay Muqdisho +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu weynaynayay Maalinta naafada Aduunka oo ku began 3da December waxa lagu dhiira galinayay Dadka baahiyaha Gaarka qaba ee Ku nool magaalada muqdisho waxaa so agaasimay wasaarada haweenka iyo Xaquuqul aadanaha Hay’ada SSG iyo Golaha naafada qaranka

Waxaa ka so qayb galay Dadka aan lixaad koodu dhmayn, Madaxda wasaarda haweenka iyo Wasiirka Howlaha guud.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Mohamad abdi salad waa Wiil dhallinyara oo wax ku bartay dalka gudihiisa  isgoo arag la’a waxa uu diyariyay heerka labaad ee jamacada ee mastarka waxa uu ka hadlaya qaabka ay uga gudbi karaan tacadiyada ay kala kulmaan bulshada.

Xalaawi sh daahir waa qof dumar oon lixaad keedu taam ahayn waxa ay ka hadlaysaa caqabadaha ay la kulmaan haweenka aan lixaad koodu dhamayn.

Gudoomiyaha golaha naafada qaranka Cali Cabdullahi salad ayaa ugu baaqay dadka iska leh daaraha iyo goobaha ganacsi in ay u sameyaan qaab ay ku gali karaan dadka naafada. Isagoona dhanka kale codsaday in la dhiira galiyo barnaamijka Albaabka iga fur.

Cabdi qani Sh omar agaasimaha guud ee wasaarada haweenka iyo xaquuqul aadanaha ayaa shegay in ay tagerayaan dadka aan lixaad koodu dhamayn.

Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska dalka eng Salah sh Osman ayaa sheegay in ay ka shaqaynayaan sidii dhismayaasha loogu samayn lahaa welsher si dadka nafada ugu suura gasho in ay gudaha u gudbaan.

Si loo dhiira galiyo dadka baahiyaha gaarka qabo loona tuso in ay la mid yihiin bulshada inteeda kale waxaa loo asteyay maalin ugaara oo ay ku gudbiyaan cabashadooda .

IMG_0751 IMG_0753 IMG_0754

Previous Post

Xafiis qaabilsan xiriirka dadwaynaha oo laga furay Cadaado

Next Post

Dowlada Mareykanka oo Diyaarado ugu deegday Dalka Kenya.

Next Post
Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereyso dhanka tayaynta waxbarashada

Dowlada Mareykanka oo Diyaarado ugu deegday Dalka Kenya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In