Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiis qaabilsan xiriirka dadwaynaha oo laga furay Cadaado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xafiis qaabilsan xiriirka dadwaynaha oo laga furay Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiis qaabilsan xiriirka Shacabka iyo xildhibaanada siyaasadda ku matalaya ayaa maanta laga furay magaalada Cadaado.

Munaasabadda furitaanka xafiiskaasi ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Abshir Maxamed Axmed “Abshir Bukhaari” oo ah mudane ka tirsan  aqalka sare ee Soomaaliya oo lahaa fikradda aas aaska xafiiskan ayaa sheegay in tani ay qayb ka tahay xoojinta iskaashiga bulshada iyo dadka siyaasadda ku matala.

Xildhibaan Nadiif Maxamed Guuleed  oo ka tirsan Baarlamanka Galmudug iyo Saadaq Daahir Mire wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug oo ugu horayn munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in Abshir Maxamed  uu bilaabay waddo cusub oo mas’uuliyiinta shacabkoodu isku kaashan karaan.

Ka soo qayb galayaasha munaasabadda ayaa xafiiskan ku tilmaamay mid ahmiyad wayn leh, taas oo iskaashiga mas’uuliyiinta iyo shacabka mid waxtar leh ka dhigi karta.

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Maalinta Naafada Aduunka oo laga xusay Muqdisho +Sawirro

Next Post
Maalinta Naafada Aduunka oo laga xusay Muqdisho +Sawirro

Maalinta Naafada Aduunka oo laga xusay Muqdisho +Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In