Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamul cuusb oo loo magacaabay Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamul cuusb oo loo magacaabay Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa lagu magacaabay Maamulka Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye kadib markii uu ogaaday baahida loo qabo helidda maamul, halkaasi maamula.

Guddoomiyaha ayaa mas’uuliyiinta uu magacaabay waxa ay kala yihiin:

Related posts

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
  1. Cismaan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha Deegaanka Jaziira degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
  2. Xuseen Jilacoow Maxamuud waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee deegaanka Jaziira iyo
  3. Maxamed Shuqaale Maxamed oo isna loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda ee deegaanka Jaziira.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa kula dar daarmay mas’uuliyiinta loo magacaabay deegaanka Jaziira ee degmada Afgooye inay ka soo dhalaalaan howsha loo igmaday.

Halkan ka akhriso Wareegtada Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo codsatay helidda sheybaar casri ah oo lagu baarayo dadka looga shakiyo COVID-19

Next Post

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Oo Xallisay Cabasho La Xiriirtay Shuruudaha Rukhsadaha Isgaarsiinta “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Oo Xallisay Cabasho La Xiriirtay Shuruudaha Rukhsadaha Isgaarsiinta “SAWIRRO”

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Oo Xallisay Cabasho La Xiriirtay Shuruudaha Rukhsadaha Isgaarsiinta “SAWIRRO”

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(TANZANIA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas...

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QATAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In