Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Ka Wada Hadlay Tacadiyada Loo Gaysto Haweenka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Ka Wada Hadlay Tacadiyada Loo Gaysto Haweenka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa caasimada Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa guddoomiyay shirka totobaadlaha ah ee  degmooyinka gobalka Banaadir oo looga hadlay todobaadkaan arrimaha tacaddiyada loo gaysto haweenka Soomaaliyeed waxaa uuna ka dhacay xarunta ururka dhalinyarada gobolka Banaadir.

Shirkaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa dhammaan gudoomiye Ku xigeenada Maamulka gobolka banaadir sida maamulka iyo maaliyada,arrimaha bulshada,amniga iyo siyaasada iyo howlaha guud iyo agaasime waaxeedyada gobolka.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa saraakiisha ciidanka gobolka ee uu hogaaminayay taliyaha qaybta guud ee gobolka iyo gudoomiyayaasha 17-ka degmo ee gobolka Banaadir.

Qodobada shirka  diiradda Lagu saaray waxaa sidoo kale ka mid ahaa arrimaha  Amniga, Nadaafadda iyo ka hortagga maandooriya siiba goobaha lagu iibiyo ee ku yaalla caasimada, waxaana guddoomiye cumar filish uu sheegay in guud ahaan maamulka gobolka banaadir looga baahanyahay inuu si adag ula dagaalmo.

Previous Post

Taliska Xoogga Dalka Oo Sheegay In Howlgal Gaar Ah Lagu Dilay Maleeyshiyaad Ka Tirsan Al-Shabaab

Next Post

Kulan Lagu Tageeerayay Ra’iisu Wasaare Rooble Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan Lagu Tageeerayay Ra’iisu Wasaare Rooble Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan Lagu Tageeerayay Ra’iisu Wasaare Rooble Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In