Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Cadaado oo kaashanaya shirkada Hormuud oo shaqaale u tababaray gaadiid dab bamis ah oo magaaladu leedahay.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Cadaado oo kaashanaya shirkada Hormuud oo shaqaale u tababaray gaadiid dab bamis ah oo magaaladu leedahay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo qaatay mudo labo isbuuc ah ayaa lagu tababaray shaqaalaha dab damiska degmada Cadaado oo gaaraya 10 shaqaale waxaa iska kaashaday maamulka Degmada Cadaado Iyo shirkada isgaarsiinta Hormuud.

Shaqaalaha loo tababaray gaarigan dab damiska ah aya maantay ku baraweeyay banaanka magaaada Cadaado si ey usoo bandhigaan tababarka la siiyay oo ey ku shaqeyn rabaan.

Related posts

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026

Maamulka degmada Cadaado guddiga dab damiska magaalada Cadaado Iyo shirkada Homuud oo tababarkan fulisay ayaa goob joog ka ahaa baraawada ey sameeyen shaqaalaha Loo tababaray gaariga dabdamiska Degmada Cadaado.

Salaad Cabdi oo ah Macalinka tababarkan bixiyay iyo Mahaxamed Cabdulahi Dhagaweyne oo kamid ah shaqaalaha la tababaray ayaa sheegay in shaqalahan ey u diyarsanyihiin ku shaqeynta gaarigan ayagoo aqoon kufilan leh.

Previous Post

Ciidamadda Puntland oo Howlgalo lagu baadi goobayo Maleeshiyaadka Argagixisadda Fuliyey.

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha X.F.S oo dood  ku saabsan sida doorasho nabdoon ay uga dhici karto dalka ku qabatay Muqdisho

Next Post
Wasaaradda arrimaha gudaha X.F.S oo dood  ku saabsan sida doorasho nabdoon ay uga dhici karto dalka ku qabatay Muqdisho

Wasaaradda arrimaha gudaha X.F.S oo dood  ku saabsan sida doorasho nabdoon ay uga dhici karto dalka ku qabatay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In