Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arrimaha gudaha X.F.S oo dood  ku saabsan sida doorasho nabdoon ay uga dhici karto dalka ku qabatay Muqdisho

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arrimaha gudaha X.F.S oo dood  ku saabsan sida doorasho nabdoon ay uga dhici karto dalka ku qabatay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaradda arrimaha gudaha iyo u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa  Dood Dadweyne oo lagu dhiiri galinaayo doorashooyin nabad ah  in ay ka dhacaan dalka waxa ay ku qabatay muqdisho

Doodaan waxaa  ka  qeeybgalay  Aqoonyahanno wayo arag ku ah doorashooyinka Soomaaliya  iyo dadweyne badan  oo su’aalo ka keenay hanaanka loo maray doorashooyinka ka bilaawday dalka.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026

Aqoonyahan Garaad Abdisalan Malah iyo Rooble Axmed,  oo ka mid ahaa Aqoonyahadi ka qeeybgalay dooda ayaa ka jawab su’aal ay weydiiyeen qaar ka mid ah dadweynahii ka soo qeeybgalay kullanka.

Agaasimaha waaxda Arrimaha Faderaalka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdinaasir Maxamed, oo soo xiray kulanka doodan dadweynaha ayaa faafaahiyay muhiimada doodaha ceynkan ah ay u leeyahaeen hanaanka doorashooyinka dalka.

Previous Post

Maamulka degmada Cadaado oo kaashanaya shirkada Hormuud oo shaqaale u tababaray gaadiid dab bamis ah oo magaaladu leedahay.

Next Post

WHO oo ka digtay khatarta xanuunka COVID-19 ee ku wajahan Qaaradda Yurub

Next Post
WHO oo ka digtay khatarta xanuunka COVID-19 ee ku wajahan Qaaradda Yurub

WHO oo ka digtay khatarta xanuunka COVID-19 ee ku wajahan Qaaradda Yurub

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In