Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Xulashada

Maamulka degmada Dharkeynleey oo sheegay in uu wanaagsanyahay amaanka degmada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Xulashada
0
Maamulka degmada Dharkeynleey oo sheegay in uu wanaagsanyahay amaanka degmada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee degamada Dharkeynleey Daa’uud Cabdullaahi Nuur ayaa Radio Muqdisho u sheegay in amaanka degmada uu wanaagsanyahay,  isagoo xusay iney ciidamada amaanku ay howlgallo roonda ah ka hayaan xaafadaha kala duwan ee degmadaasi.

Wuxuu aad ugu mahadceliyay bulshada ku nool degmadaasi oo uu tilmaamay iney gacan weyn ka geystaan ammaanka, islamarkaana ay si kalsooni leh ula shaqeeyaan ciidamada ammaanka.

Related posts

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

October 20, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

January 14, 2024

Gudoomiye ku xigeenka ayaa dhinaca kale xusay in ay degmada ka socdaan olole nadaafadeed oo sare loogu qaadayo bilicda degmada Dharkeynleey, isagoo hoosta ka xariiqay in maamulka iyo bulshada degmada ay si wadajir ah uga shaqeeyaan amniga, nadaafadda iyo howlaha kala duwan ee lagu horumarinayo degmadaasi.

Previous Post

Midowga Africa oo shir looga hadlayo amniga ku leh Adis’ababa

Next Post

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey Shirkadda Caymiska ee Takaful

Next Post
Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey Shirkadda Caymiska ee Takaful

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey Shirkadda Caymiska ee Takaful

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In