Wednesday, June 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Heliwaa oo si weyn u xusay 60 guurada xornimada iyo Midnimada Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Heliwaa oo si weyn u xusay 60 guurada xornimada iyo Midnimada Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu weyneynayay 60- guurada ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo israacii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa lagu qabtay xarunta Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir.

Xafladda oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha Degmada Heliwaa, ku-xigeenadiisa, taliska booliska degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si weyn looga hadlay taariikhdii loo soo maray halgankii dheeraa ee xornimada dalka iyo doorka dhallinyarada uga aadan inay ka shaqeeyaan horumarka Degmada.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle oo munaasabadda xuska 60 sano guurada xornimada dalka ka hadlay ayaa bulshada ku booriyay inay carruurtooda baraan qiimaha ay maalintan oo kale u leedahay shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu xusay inay aad ugu faraxsanyihiin in xuska 1-da Luulyo ay ku qabtaan xarunta Degmada oo dib u habeyn casri ah lagu sameeyay.

1-da Luulyo sanadkii 1960-kii ayay ahayd markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo Midnimada labada Gobolka ee Waqooyi iyo Koonfur, taasi oo marka la gaaro sanad waliba laga xuso guud ahaan geyiga Soomaalida ay degto iyo caalamka intuba.

Previous Post

Shirkii Wadatashiga Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka oo Muqdisho lugu soo Gaba-gabeeyay+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Balanbal “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Balanbal “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Balanbal “SAWIRRO”

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In