Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Hiliwaa Oo Dayactir Ka Bilaabay Wadada Isku Xirta Isgoyska Sos Iyo Waxarcade

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Hiliwaa Oo Dayactir Ka Bilaabay Wadada Isku Xirta Isgoyska Sos Iyo Waxarcade
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wadadani oo isku xirta isgoysyada SOS iyo xaafada waxaracade islmarkaana ay saameeyeen Roobabkii ka da`ay Magaalada Muqdisho ayaa maanta Maamulka degmada Hiliwaa waxa ay ka bilaabeen howlo lagu dayactirayo Wadadaasi, iydoona  dhibaato xoog leh ay ku qabaan gaadiidka iyo dadweynaha isticmaala wadadaasi.

Dayactirka wadadaasi ayaa waxaa iskakaashanaya Maamulka iyo Bulshada degmada Hiliwaa ee Maqaalada Muqdisho waxaan arrintaasi si aad ah u soo dhaweeyay Bulshada ku nool degmadaasi gaar ahaan dadka adeegyada caafimaad u soo aada Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee SOS.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Guddoomiyaha degmada Hiliwaa ee Gobolka  Banaadir Maxamed  Axmed  Xaashi oo Warbaahinta kula Hadlay isgoyska SOS ayaa ugu baaqey Bulshada  Soomaaliyeed ee ka soo jeeda degmada hilwaa iney ka qeyb qaataan dhismaha Wadooyinka Bur-bursan ee ku yaala degmadaasi.

Maxamed Axmed Xaashi Guddoomiyaha degmada Hiliwaa oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in  dhawaan ay dayactir ku bilaawi doonaan Wadada isku xirta isgoyska Ex koontarol Balcad iyo Xerada maslax ee duleedka Maqaalada Muqdisho.

Roobabkii ka da`ayay  Maalmahii ugu dambeeyay ayaa saameyn xoag leh ku yaashey isu socodka Gaadiidka iyo dadweynaha kuwaaasi oo biyo dhigay qaar ka mid ah wadooyinka Caaasimada.

DSC00216 DSC00217 DSC00218 DSC00219 DSC00220 DSC00221 DSC00222 DSC00223 DSC00224 DSC00225 DSC00226 DSC00228 DSC00229 DSC00230 DSC00231 DSC00232 DSC00233 DSC00234 DSC00235 DSC00236 DSC00237 DSC00238 DSC00239 DSC00240 DSC00241 DSC00242 DSC00243 DSC00244 DSC00245 DSC00246 DSC00247 DSC00256 DSC00257 DSC00258 DSC00259 DSC00260 DSC00261 DSC00262 DSC00263 DSC00264 DSC00265 DSC00266

Previous Post

Shirweynaha Qaran ee Warbaahinta oo Muqdisho ka furmay-SAWIRRO

Next Post

Taliyaha Ciidanka X.D.S “Waa inaad illaalisaan Nafta, Sharafka, iyo Hantida ummadda, kana difaacdaan dalka caddowga” “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka X.D.S “Waa inaad illaalisaan Nafta, Sharafka, iyo Hantida ummadda, kana difaacdaan dalka caddowga” “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka X.D.S “Waa inaad illaalisaan Nafta, Sharafka, iyo Hantida ummadda, kana difaacdaan dalka caddowga” "Sawirro"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In