Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Hobyo oo codsaday in lagu gacansiiyo dhismaha garoonka diyaaradaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Hobyo oo codsaday in lagu gacansiiyo dhismaha garoonka diyaaradaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Garoonka diyaaradaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug oo aan muddo dheer la isticmaalin ayaa hadda waxaa lagu dhisayaa mashruuc maamulka degmadu fulinayo uuna maalgalinayo Santuuqa xasilinta Soomaaliya (SSF Somali Stability Fund).
Mashruucan oo ah tabar wadaag ayaa bulshada laga doonayaa in 20% ay bixiso qarashka dhismaha, balse maamulka degmada Hobyo ayaa sheegay in degmadu maadaama aysan lahayn nidaam dhaqaale iyo canshuur aysan bixin karin dhaqaalahaas, sidaa darteedna ay u baahanyihiin taageero.
Xildhibaan Cabdi Xasan Cilmi oo ka tirsan Baarlamanka Galmudug ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay ka qayb qaataan dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Hobyo.
Gudoomiyaha degmada Hobyo C/llahi Axmed Cali Faat ayaa sheegay in dhismaha Airporku uu yahay mid muhiim ah, sidaa darteedna ay haboontahay in loo wada istaago.
Degmada Hobyo oo ah magaalo facwayn ayaa hadda u muuqata mid ka soo kabanaysa xilli burbur ah oo ay muddo ku jirtay, waxaana hadda ka soconaya mashaariic yaryar oo maamulka degmadu fulinayo.
DSC00381 DSC00551 DSC00552 DSC00560
Previous Post

Madaxweynaha oo kulan dhiirigelin ah u sameeyay Farxaan Hadaafoow+Sawirro

Next Post

Ciidanka XDS oo howlgallo ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose

Next Post
Ciidanka XDS oo howlgallo ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose

Ciidanka XDS oo howlgallo ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In