Maamulka degmada kaxda,ayaa maanta laba neef oo geel ah ku wareejiyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga geelaan oo loogu tala galay Ciidamada xasilinta Muqdisho.
Mamulka degmada kaxda ayaa qeyb ka noqday deeq xoola ah oo loogu deeqayay ciidamada xasilinta Caasimadda,oo ay dhawanadaanba wadeen Bulshada Soomaaliyeed.
Degmada kaxda ayaa tusaale u noqon doonto dagmooyinka kale.Waxaana lagu wareejiyay Wasiiru Dowlaha amniga gudaha.waxaana ka mahadceliyay Wasiir dowlaha .